|
Warar
-
Go’aan Noocee Ah Yaa Laga Filan Karaa Golaha Guurtida, Ma Jiraa Qodob Distuuriya Oo Muddo Dhimis U Ogolaanayaa?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland, ayaa laga sugayaa in ay ka jawaabaan codsi iyo baaqyo la xidhiidha in ay is waafajiyaan wakhtiga Komishanka doorashooyinku u cayimeen qabashada doorashooyinka Wakiillada iyo D...
Sunday, January 24, 2021
-
Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Sugan Gobolka Tigray Oo U Jawaabay Wasaarada Waxbarashada, kana Warbixiyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midkamid ah ardaydii reer Somaliland ee dib ulaabtay jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasaarada waxbarashada oo ay ku amraysay in aanay ardaydi dib ugu noqonin dalka itoobiya oo ay hor...
Sunday, January 24, 2021
-
Safiirkii Hore Somaliland Ee Dalka Imaaraatka Ambasado Hassan Yasin Hirad Oo si Qoto Dheer Uga Hadlay Laba Mashruuc Oo Dawlada Imaaraatku Ka Fulisay Berbera Iyo Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka carabta , Amb Xasan Yaasiin Hirad ayaa si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc oo dawlada Imaaraatka carabtu ka fulisay magaaloo...
Saturday, January 23, 2021
-
Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shir Lagu Xoojinayo Iskaashiga Ganacsi Ee Ingiriiska Iyo Afrika
London(Berberatoday.com)-Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Kenya, Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa ka qaygalay shir ay soo qaban qaabisay Waaxda ganacsiga ee dalkaasi oo Arbacadii toddobaadkii hore ay iskugu yimaadeen...
Saturday, January 23, 2021
-
“Haddii Aanu Ciise Muuse Nahay, Sacad Muusow Waxaanu Idinku Nidhi Muuse Biixi Nala Doorta Laakiin Waanu Ku Hungownay…” Siyaasi Ramaax.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ramaax Oo Kamid ah xisbiga ucid Ayaa Qoomameeyay taageeradii ay umuujiyeen muuse bixi Xiligii Uu Musharaxa Madaxwaynaha ahaa oo uu xusay sida Beeshiisu ubarbar istaagtay balse ay ku hungoobeen
...
Saturday, January 23, 2021
-
48 Beerood Oo Ku Shuf Beelay Deegaanka Go’da Wayn Kadib Dab Qabsaday Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay”Daawo Muuqal
Goda Weyn(Berberatoday.com)-48 Beerood Oo Ku Shuf Beelay Deegaanka Go’da Wayn Kadib Dab Qabsaday Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ZxKexVPhcG8
Berberato...
Saturday, January 23, 2021
-
Somalida Canada Ku Nool Oo La Fajacsan Haayad U Adeegta Dadka Madawga Ah Oo Bulshooyinka Caddaanka Ah Ku Dartay Somalida
Mas’uuliyiinta hayada u adeegta bulshada Soomaalida oo ka dhisan magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa sheegay in ay la fajaceen go’aan ay waax ka tirsan dowladda ugu diidday dhaqaale loogu talagalay, kaddib markii ay ku...
Saturday, January 23, 2021
-
Haweenka Xaadha Habeenkii Xiliyada Danbe Ee Habeenkii Suuqa Magaalada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Qalafsan Ee Ay Ku Sugan Yihiin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenka xaadha xiliyada danbe ee habeenkii suuqyada magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.
Sidoo kale haweenka nadi...
Saturday, January 23, 2021
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaalka Gargaar Ee Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xaalad Caafimaad oo la soo deristay loo dhigay Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa Halkaasi oo lagu dabiibayo xaaladiisa caafimaad.
...
Saturday, January 23, 2021
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Oo Ka Hadlay Nin Lagu qabtay Isagoo Samaysanaya Shaambada Imtaxanaadka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Da,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay nin ciidamada amaanku gacanta kusoo dhigeen isagoo samaynaya shaabada imtixanaadka si uu shahaadooyin been abuur ah usameeyo
...
Saturday, January 23, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|