-
Gudoomiyaha Banka Somaliland Cali Baqdaadi Oo Shaaciyay Inuu Shaqaale Rasmiya Ka Dhigayo Gabadhii Yareyd Ee Muuqaalka Gabadha Uhanjabaysaa Ka Duubtay
Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay.
Baanka ayaa soo saaray qoraal...
Sunday, January 17, 2021
-
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Ku Daayacan Gobolka Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani ...
Sunday, January 17, 2021
-
Midowga Yurub Oo Hakiyay Dhaqaalihii Ay Ku Taageeri Jireen Dalka Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Midowga Yurub ayaa waxa ay hakiyeen in ka badan 100 milyan oo doollar oo gargaar ahaan loo siin lahaa Itoobiya tan iyo inta hay’adaha gargaarka loo ogolaanayo inay galaan gobolka Tigrey si dadka hal...
Sunday, January 17, 2021
-
Daawo:- Madaxweynaha somaliland oo tacsi udirey marwo shukri xariir ismaciil
https://youtu.be/H8jkQHGuIps
Daawo:- Madaxweynaha somaliland oo tacsi udirey marwo shukri xariir ismaciil...
Saturday, January 16, 2021
-
Wariye Axmed Siciid Cige Oo Kawaramay Taariikhda Shaqada Warbaahinta Ee Marxuumad Wariye Shugri Xariis Ismaaciil Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyootay
Tacsi ; Geerida Weriye Shukri Xariir Ismaaciil
ilaahay ha u naxariisto waxaa maanta {16.1.2021} gurigeeda magaalada hargeysa ku geeriyootay iyadoo weyseysaneysay weriye shukri Xariir ismaaciil ,sida uu hadda ii sheegay wiilkeed...
Saturday, January 16, 2021
-
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Hay’adaha Dekedaha”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Hay'adaha Dekedaha"Daawo Muuqal
https://youtu.be/PNSk7RMG9b8
Berberatoday.com...
Saturday, January 16, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Mudeeyay Xiliga ay Qabsoomayaan Doorashooyinka Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Mudeeyay Xiliga ay Qabsoomayaan Doorashooyinka Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanada"Daawo Muuqal
https://youtu.be/J0lmg9ESJw4
...
Saturday, January 16, 2021
-
Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo soo bandhigay Geed Uu Sheegay Inuu Dawo Ka Yahay Sixirka & Cudurro kale
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Culimada Dadka Dabiiba oo deggan magaalada Hargeysa, ayaa soo bandhigay Geed uu sheegay inuu dawo ka yahay nooc ka mid ah Sixirka, kaas oo ka mid ah dhirta ku...
Saturday, January 16, 2021
-
Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin.
USA(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay somaliya ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray xaalada somaliya kaga hadlay sida madaxwayne farmaajo ugu fashilmay hogaaminta dala mudadii afar sano ah ahayd ee la do...
Saturday, January 16, 2021
-
Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada cawo cabdirasaaq oo dhawaan magaalada boorama dhaawacyo culus loogu gaystay magaalada boorama ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladeeda caafimaad iyo mudadii ay magaalada burco ka tagtay ee ay boora...
Saturday, January 16, 2021
« Previous Page — Next Page »