-
Maraykanka: Madaxweynaha Xilka ka Tegaya Oo Bilaabay Mastaafurinta Soomaalida iyo Dad kale
USA(Berberatoday.com)-Xukuumadda Madaxweynaha Shaqada ka tegaya ee Maraykanka Donald Trump, ayaa bilawday Mastaafurinta Dad badan oo ajaanib ah oo ay Soomaaliyi ku jirto, waxaana maanta la sheegay in Maraykanka laga mastaafuriyey ...
Saturday, January 16, 2021
-
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Saamaynta Ay Dalka Jabuuti Ku Yeelan Karaan Dagaalada Qoomiyadaha Ee Kusii Fidaya Itoobiya! “
“Madaxwayne Geelle Arinka Ugu Muhiimsan Ee Wakhtigan Isaga U yaal Maaha Arimaha Uu Ku Talax-tago Ee Somaliland Iyo Somaliya”Siyaasi cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali-guray” oo kamid a...
Saturday, January 16, 2021
-
Dawlada Sucuudiga Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Dalal Ay Somaliya Ku Jirto!
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawladda Sacuudiga ayaa uga digtay Muwaadiniinteeda inay ogolaansho la’aan u safraan 12 dal oo Uu saameeyay coronavirus, ilo rasmi ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegay.
Xogta ay...
Saturday, January 16, 2021
-
Ciidamada Mareykanka Oo Gabi Ahaanba Isaga Baxaya Somaaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maanta Oo Jimce Ah bishuna tahay 15 January ayaa ku beegan waqtigii kama danbeysta ahaa ee madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu u qabtay in dhamaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Sooma...
Saturday, January 16, 2021
-
Kongareeska Maraykanka Oo U Codeeyey In Xilka Laga Xayuubiyo Trump
Washington(Berberatoday.com)-Mooshinka xilka qaadista Madaxweynaha wakhtigiisa sii dhammaanayo ee Maraykanka Donald Trump ayaa la ansixiyey kadib markii ay u coddeeyeen Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Maraykanka.
232 Xildh...
Friday, January 15, 2021
-
Cisbitaal Hargeysa Ku Yaalla Oo Muddo Saddex Maalmood Ah Qof Mayd Ah Ku Baadhanayay Qolka Dadka Liita Lagu Dabiibo Si Uu Kharashaad Uga Furto, Ehelkiisana Ugu Sheegay Inuu Nool Yahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cisbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa laga soo wariyey dhacdo dhiillo leh, wakhti shacabka reer Somaliland baahiyo caafimaad la tacaalayaan iyo dhibka ay kala kulmayaan ade...
Friday, January 15, 2021
-
Burco”Askari Katirsanaa Ciidanka Dabdamiska Oo Udhintay Dawo Qaldan Oo Lagu Muday
Burco(Berberatoday.com)-Kadib Laba Cisho oo la baadhayay Maydka Askarigan waxa la cadeeyay inuu udhintay Dawo Qaldan oo Lagu muday.
Alle ha unaxariistee saleebaan Jaakuli oo ka mid ahaa ciidanka dabdamiska ee Burco ayaa l...
Friday, January 15, 2021
-
Doorashada Uganda 2021: Madaxweyne Yoweri Museveni Oo Markii Lixaad Utartamaya Kursiga Oo Hoggaanka Uhaya Codadka La Tiriyay
Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa u tartamaya markii lixaad inuu madaxweyne ka noqdo dalkaas
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku horreeya codadka la tiriyay ee doorashada madaxtinnimo, sida a...
Friday, January 15, 2021
-
Shimbirtii Lagu Dili Rabay Australia Oo Nasiib Ku Badbaadday
Shimbir ah nooca ay Soomaalidu u taqaanno "Qoolleey Xamaam" oo la qorsheynayay in lagu dilo waddanka Australia kaddib markii la sheegay in ay kasoo tallowday Dhinaca Mareykanka, ayaa la ba...
Friday, January 15, 2021
-
Hargeysa: Booliska Oo Raadinaya Gabadh Baahisay Muuqaal Dadku Ka Cadhooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Haweenay Muuqaal ka duubtay Gabadh yar oo gurigeeda ka shaqaynaysay, isla-markaana muuqaalkaasi ku baahisay Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho, gaar ahaa...
Friday, January 15, 2021
« Previous Page — Next Page »