-
Hawlgal Qashinka Lagaga Nadiifinayo Badda Hoosteeda Oo Lagu Sameeyey Dekeda Berbera Taarikhda Markii Ugu Horaysay Janaalka Maraakiibku Soo Marto!
Berbera(Berberatoday.com)-Taarikhda markii u horaysay Badda Somaliland iyo Janaalka Maraakiibtu soo marto Dekeda Berbera, ayaa lagu sameeyey hawlgal Balaadhan oo lagu madiifinayo Biraha Xashiishka ah oo mudo dheer dhib ku hayey ma...
Friday, January 15, 2021
-
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Eedo Loo Jeediyay Shaqaalaha Dekeda Berbera Ka Difaacay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Eedo Loo Jeediyay Shaqaalaha Dekeda Berbera Ka Difaacay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/VVy4mTXbtms
Be...
Thursday, January 14, 2021
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dad U Xidh Xidhay Qarax Bambo Gacmeed Ka Dhacay Magaalada Laascanood
Laascaanood(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland ayaa howlgallo xalay ka sameeyeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay ku soo qabtay dhowr qof oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qarax ka dhacay magaalada.
...
Thursday, January 14, 2021
-
Magacyada Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Gobolka Galgaduud Somaliya
Galguduud(Berberatoday.com)-Deegaanka Xirsi-Lugey oo ah deegaan hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud oo maanta lagu dilay Dad shacab ah ka dib markii Malleeshiyaad hubeysani weerareen Shacabka lagu laayay deegaankaas
...
Thursday, January 14, 2021
-
Gudoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Soo AfJarida Diiwaan Galinta Codbixiyaha Gobolka Sanaag”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Soo AfJarida Diiwaan Galinta Codbixiyaha Gobolka Sanaag"Daawo Muuqal
https://youtu.be/NB-9llZAjlI
Berberatoday.com...
Thursday, January 14, 2021
-
Somaliland: Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Ruqsadihii Shaqo Ka Dhaceen Iyo Amar Xukuumaddu Ka Soo Saartay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa laashay Ruqsadaha ay ku shaqeeyaan Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka ka hawlgala, ka dib markii ay Xukuumaddu ku amartay inay muddo bil gudeheed ah ku soo dalbadaan Ruqsadaha ...
Thursday, January 14, 2021
-
Wasaarada Boostada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Qaraar Ay Hore Usoo Saartay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Boostada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Qaraar Ay Hore Usoo Saartay
https://youtu.be/HkuidyUyIw8
Berberatoday.com...
Thursday, January 14, 2021
-
Itoobiya Oo Sheegtay Inay Dishay Masuuliyiin Uu Ka Mid Yahay Wasiirkii Arrimaha Dibedda Federaalku
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Ethiopia, ayaa sheegtay inay Millaterigeedu dileen Afar Xubnood oo ka tirsanaa Saraakiisha sarsare ee Maamulkii Tigrayga ee ay dowladdu burburisay, kuwaas oo uu ka mid yahay Wasiirkii hore ee...
Thursday, January 14, 2021
-
Safiirkii Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Dawladiisa Ugu Baaqay inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii Dawladdii Maraykanka u fadhiyey Dalka Sooaaliya intii u dhaxaysay 2016 ilaa 2017, Amb. Stephen M. Schwartz, ayaa Dawladdiisa u soo jeediyey inay qunsuliyad ka furato Somaliland.
Amb. Stephen...
Thursday, January 14, 2021
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Raadinaya Haweenay Muuqaal Ay Ku Hadidayso Ka Duubtay Gabadh Yar Oo La Joogtay Iyo Dhinacyo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo illaa xalay Muuqaalkeedu aad ugu baahay bar...
Thursday, January 14, 2021
« Previous Page — Next Page »