-
Golaha Wasiirradda Dawlada Xamar Oo Ka Horyimid Ansixinta 12 Safiir Oo La Horkeenay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa shir ay maanta yeesheen ku qaadacay ansixinta ilaa 12 safiir oo ay soo gudbisay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Warar ka soo baxay shirka golaha Wasiiradda ...
Friday, January 8, 2021
-
Kongareeska Mareykanka Oo Ansixiyay Guushii Joe Biden.
Washington(Berberatoday.com)-Kongareeska Mareykanka ayaa ansixiyay in Joe Biden iyo Kamala Harris ay kala yihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka xiga ee dalka Mareykanka.
Natiijada doorashada ayaa waxaa ansixiyay labada...
Thursday, January 7, 2021
-
Shirkadda Diyaaradaha Ee Uganda Airlines Oo Duulimaadyo Ka Bilaabaysa Magaalooyin Ay Hargeysa Ku Jirto
Kampala(Berberatoday.com)-Shirkadaha diyaaradaha ee Uganda Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay ballaadhinayso Duulimaadyada ay ku tagto Dalalka Afrika iyo kuwa Qaaradaha kale, sida Aasiya.
Shirkadda oo rejaynaysa inay soo gaadho ...
Thursday, January 7, 2021
-
Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Aan Weli Ka Hadal Heshiiska Qadar & Sucuudiga Oo Ay Hore Somaliland U Kala Taageertay
Milicsiga Shirkii Deg-degga ahaa Ee Golihii Wasiirrada Ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo xidhiidhka ugu jareen Qadar, 10 June, 2017
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa Xuduudaha isku furay Dawladaha Qadar iyo Sucuudi Carabiya...
Thursday, January 7, 2021
-
Muruq-maalka Magaalada Wajaale Oo Markale Cabasho Ka Muujiyay Shakhsiyaad Loo Xidhayo Shaqooyinkii Ay Ka Xoogsan Jireen.
Wajaale(Berberatoday.com)-Maamulka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiinta cisbitaalka gabiley ayaa qalab caafimaad iyo gaadhi Ambulance kala wareegay haayada Save the Childeren.
Maayarka magaalada gabiley iyo agaasi...
Thursday, January 7, 2021
-
“Somaliland Xuduudaheeda Lama Baddali-karo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-“Somaliland Xuduudaheeda Lama Baddali-karo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dWsBd3JWo4I
Berberatoday.com...
Thursday, January 7, 2021
-
Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Eedo Isbarkan Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar.
“Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar Ugu Baaqay In Uu Faraha kala baxo Shaqada Xoogsatada wajaale Xusuusiyayna Halkii Uu Ku Danbeeyay Ganacsade Ina xoosh oo ay Siyaad Bare Ilama Adeer Ahaayeen,
London(Berbe...
Thursday, January 7, 2021
-
kooxda Kubada Cagta Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Ciyaartoy Ku Iibsatay 12 Milyan Oo Somaliland Shilin Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxda Dawlada Hoose ee Hargeisa Ayaa Si Rasmiya ula soo wareegtay Weeraryahankii kooxda Ciidanka Asluubta Xamse Cabdiqaadir Axmed ( Xamse Cr) Oo Ay kula Wareegeen Aduun Lacageed dhan 12 Million oo Shili...
Thursday, January 7, 2021
-
“Ubadkayagii Waxaa Lagu Yidhi Haddaydaan Lacag Haysan…” Hooyo Iyo Aabo La Nool Xannuuno Kala Duwan Oo Ubadkoodii Dugsiyada Dawladda Laga Soo Eryay
Hooyo Canab Cumar Muxumed oo ah hooyo waayeel ah isla markaana xaaladdeeda caafimaad ay culus tahay iyada iyo saygeedubana ay yihiin bukaan jiif aanay cidina u maqnayn, ayaa si qiiro leh uga hadashay nolosha adage e la soo dersita...
Thursday, January 7, 2021
-
Yuusuf Garaad Oo Ka Warramay Qof Noocee Ah Ayuu Ahaa Weriye Axmed Cabdinuur
Aad ayaan uga naxay ugana murugeysanahay geerida Axmed Cabdi Nuur oo ah walaal aan muddo dheer soo wada shaqeynay oo ku geeriyooday London.
Axmed wuxuu ahaa weriye caan ku ah warbaahinta Qaranka, Radio Muqdisho oo uu wararka iy...
Thursday, January 7, 2021
« Previous Page — Next Page »