-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Qadiimiga Ah Ee Maydh Soona Booqday Qabriga Sheikh Isaxaaq.
Sanaag(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Ku Xigeenka Xogayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Abdinasir Yussuf Osman Oo Kormeerka Hawalha Diinwaangalinta Ku Maraya Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Booqday ma...
Saturday, January 9, 2021
-
Hogaamiyaha Dalka Iiran Oo Mamnuucay Talaalada Coronavirus Ee Ay Soo Saareen UK Iyo Maraykanka.
Tehran(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Ruuxiga ee Dalka Iiraan ayaa Mamnuucay talaalada Coronavirus ee ay soo saareen wadamada Ingiriiska Iyo Maraykanka oo uu sheegay in aan lagu kalsoonaan Karin
https://youtu.be/RJWTMvAiBG8
&...
Saturday, January 9, 2021
-
Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Duqaymo Ay Ka fuliyeen Somaliya, Kuna Dileen Hoggaamiyayaal Ururk Al-Shabaab Ah,
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ay soo saareen ku sheegay in duqeyn 7 bishan oo ku beegneyd maalintii shalay ka fuliyeen saaxa-weyn oo ka tirsan gobolka Baay ku dileen saraakiil sar sare ...
Saturday, January 9, 2021
-
Furmar Somaliland Ambassador UAE Hassan Yassin Hirad Speaks With TTT Summarising 2020, Looking Forward To 2021
In mid-2020, when Taiwan and Somaliland took steps to recognise each other on a diplomatic level, Mr. Hassan Yassin, the former Somaliland Ambassador to the United Arab Emirates proved a great friend to The Taiwan Times, ...
Saturday, January 9, 2021
-
Digniin Caafimaad Oo Ku Aaddan Daawada Caruurta Ee Ibuprofen Paracetamol
Muqdisho(Berberatoday.com)-Sharoobadan oo lagu sameeyey wadanka Kenya, Soomaaliyana la keeno iyadoo lagu iibiyo Farmashiye kasta iyo qiima jaban ayaa waalidiinta Soomaaliyeed aysan ku baraarugsaneyn dhibaatada laga dhaxlo markii l...
Saturday, January 9, 2021
-
Dad Danyar Ah Oo Ka Qayliyay Taawaradda Shirkadda SOMCABLE Oo Fariin U Diray Xukuumadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mida dadweynaha xaafada Cabaaye ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biro isgaadhsiineed oo shirkadda Somcable ay ku leedahay oo laga taagay xaafada ay degan yihiin, kuwaasi oo...
Saturday, January 9, 2021
-
Haayada Qaxootiga Aduunka Ee UNHCR Oo War Kasoo Saartay Geerida Muwaadin Soomaaliyeed Oo Magangalyo Doon Ah Oo Ku Sugnaa Magaalada Tripoli
Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in ay ka murugaysan tahay geerida 19-jir magangalyo-doon Soomaali ah oo ku sugnaa magaalada Tripoli ee dalka Libya ka dib markii laga soo saaray cusbitaalka dhammaadkii Diseembar.
...
Friday, January 8, 2021
-
Cadho Xooggan Oo Ka Dhalatay Go’aan Madaxweynaha Soomaaliya Odayaasha Hawiye Kaga Mamnuucay In Ay Shir Ku Qabsadaan Huteellada Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka waddanka Soomaaliya ayaa waxa ay gabi ahaanba is-hortaagtay shir ay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkaasi Soomaaliya ku qabsan lahaayeen odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye wakhti a...
Friday, January 8, 2021
-
Wasiirka Cadaaladda Oo Kormeer Wacyigelineed Ku Maray Deegaano Ka Tirsan Sanaag”Daawo Muuqal
Sanaag(Berberatoday.com)-Wasiirka Cadaaladda Oo Kormeer Wacyigelineed Ku Maray Deegaano Ka Tirsan Sanaag"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ew0Rtl76ggY
Berberatoday.com...
Friday, January 8, 2021
-
Uganda Oo Qaar Kamid Ah Ciidamadeeda Kala Baxeysa Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa si toos ah u sheegay inuu Soomaaliya kasoo bixinayo qaar ka tirsan ciidamada dalkaas ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.
Musaveni ayaa sheeg...
Friday, January 8, 2021
« Previous Page — Next Page »