|
Warar
-
Qaramada Midoobay Oo Dhaqaale Ku Bixinaysa La Dagaalanka Ayaxa Oo Dhibaato Ku Haya Dalal Somaliland Ku Jirto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in lacag dhan 1.5 Million doolar ay ku bixineyso la dagaalanka Ayaxa faraha ba’an ku haya waddamo ka mid ah Geeska Afrika.
Qaramada Midoobay ayaa dhaqaalahan soo marin...
Sunday, January 10, 2021
-
“Reer Sooloow, Gacmahaagaa Biyo Lagaga Dhergaa Ee Is-diwaangeliya Oo Kaadhadhka Qaata”Xildhibaan Maxamed-wel Warsame Cali
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed-wel Warsame Cali, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay Diiwaangelinta la filayo inay berri ka bilaabanto Gobollada Bariga Somaliland, gaar ahaan Gobollada Sool iyo...
Sunday, January 10, 2021
-
Xiisaha Lafa-gurka Gobannimo Tv Iyo Somaliland Waxa Kala Gudboon Heshiiska Qadar Iyo Sucuudiga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn iyo Masar, ayaa xidhiidhka u jaray Qadar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto kooxaha xagjirka ah, iyagoo xayiraad diblomaasiyeed, mid gan...
Sunday, January 10, 2021
-
Guddiga Doorashooyinka Oo Madaxweynaha U Gudbinaya Xilliga Ay U Muddeeyeen Qabashada Doorashooyinka Wakiillada & Deegaannada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maadaxweyne Muuse Biixi u gudbinaya Qoraal ay ku caddahay xilliga ay u qorsheeyeen inay qabtaan doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee isk...
Sunday, January 10, 2021
-
Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipel.
Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Haggi oo shalay ...
Sunday, January 10, 2021
-
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Shir Arimaha Maalgashiga Ahi Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya iyowasiiro xukuumada somalilland katirsan ayaa shir uga furmay magaalada hargaysa.
Sidoo kale shirkan labada dal ayaa wxaa kaqaybgalay Rugta Gana...
Sunday, January 10, 2021
-
Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Jaamacada Nugaal Ee Gobolka Sool.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaarada arimaha dibada Somaliland iyo ka warfaafinta ayaa dhagax dhigay dhismaha jaamacada nugaal ee gobolka sool oo laga hirgalin doono magaalada laascanood.
https://youtu.be/_S-4Y2dMbU...
Sunday, January 10, 2021
-
Arsenal Oo Garaacday Newcastle United Iyadoo Ugudubtay Wareegga Afraad Ee FA Cup-ka
London(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa guul ay u rafaadday ka gaartay naadiga Newcastle United, waxaana ay u gudubtay wareegga xiga ee FA Cup-ka.
Kulankan oo ka dhacay garoonka Emirates ayaa ku bilowday q...
Sunday, January 10, 2021
-
-Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Olole Dawlada Hoose Bilawday oo Lagu Hubinayo Weelka Cuntada Huteelada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” ka hadlay olole nadaafadeed dawlada hoose fulinayso oo lagu hubinayo badqabka Weelka ay Huleeda hargaysa Waxku kariyaan.
Halkan...
Sunday, January 10, 2021
-
Mayarka Berbera Cabdishakur Ciddin Dhagax Dhigay Mashruucii Uhoreeyay Ee 2021-ka Golaha Deegaanka Berbera Fulin Doonaan”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Mayarka Berbera Cabdishakur Ciddin Dhagax Dhigay Mashruucii Uhoreeyay Ee 2021-ka Golaha Deegaanka Berbera Fulin Doonaan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/egvWU89uwmw
...
Saturday, January 9, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|