|
Warar
-
Axmed Siciid Cige Oo Waramay Taariikh Nololeedkii Wariye Axmed Cabdi Nuur Oo Ku Geeriyooday Dalka Uk”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed siciid oo kamid ahaa wariyayaashii ka hawlgali jiray idaacad bbcda ayaa kawaramay taariikh nololeedkii Alle ha ,unxariistee Marxuum Wariye Axmed Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada London ee car...
Thursday, January 7, 2021
-
“15ka Sano Aan Joogay Golaha Waxaan Ku Joogay Ciil Marar Badan Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa Meesha Lascanodna Waxaa Nalooga Yaqanay Horgale Hargaysana Waxaa Nalooga Yaqanay Is Xambaar “Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Cade”Daawo Muuqal
Laascaanod(Berberatoday.com)-“15ka Sano Aan Joogay Golaha Waxaan Ku Joogay Ciil Marar Badan Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa Meesha Lascanodna Waxaa Nalooga Yaqanay Horgale Hargaysana Waxaa Nalooga Yaqanay Is Xambaar “Gudoomiyaha...
Thursday, January 7, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Caasimada Dalka Maraykanka Iyo Taageerayaasha Trump Oo Udaatay Xarunta Congreska!
Washington(Berberatoday.com)-Waxaa Caawa xoog kula Wareegay Xarunta dhismaha baarlamanka dalka Maraykanka Taageerayaasha madaxwaynihii laga guulaystay Trum kadib Markii uu fariin udiray waxaa la xidhay xarunta baarlamaanka Iyadoo ...
Thursday, January 7, 2021
-
Xogta Dahsoon; Faa’Iidooyinka Iyo Kala Qaybsanaanta Heshiiskii Wadamada Khaliijka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka Xogta dahsoon oo daaha ka fayday dhoolatuska dawlada Iiraan ka samaynayso Biyaha khaliijka oo lagu beegay xili ay shirk u lahayeen wadamada khaliijku dalka sucuudiga kaasi oo saameeyay biyaha...
Thursday, January 7, 2021
-
Safiirkii Hore Somaliland Ee Imaaratka Ambasador Hassan Yasin Hirad Oo Ka Faalooday Sanadkii Tagay Xidhiidhadii Dilomaasiyadeed Ee Somaliland Sameysay, Filshada Mustaqbalka Dhaw Iyo Dib Udhac Uu Sheegay Inuu Kuyimi Xidhiidhkii Dubai Iyo Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii Hore ee Somaliland ee Dalka isutagga Emirate ka Catabta Ambassador Hassan Yassin Hirad ayaa ka Hadlay islamarkaasina Si Qoto dheer Uga faalooday Talaabooyinkii Siyaasadeed ee Somaliland ay Qaad...
Wednesday, January 6, 2021
-
Warbaahin Caalamiya Oo Saadaalisay In Ruushku Uu Saldhig Ka Samaysanayo Berbera, Marka Ciidammada Marayanku Soomaaliya Ka Baxaan 15-ka Bishan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-15-ka bishan January waxa dalka Soomaaliya ka baxaya Ciidammadii ka joogay Maraykanka, kuwaasi oo sanadihii u dambeeyay halkaa ka hayey hawlo ay ugu muhiimsanaayeen Tababbarada Ciidammada iyo la dagaalan...
Wednesday, January 6, 2021
-
Wasiirka Arimaha Dibada JSL Oo Mashaariic Ka Dhagax dhigay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool.
Sool(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo ku sugan gobolka sool ayaa manta degmada yagoori ka dhagax dhigay mashaariic ay xukuumada hirgalinayso.
https://youtu.be/BbCeE6eyhR...
Wednesday, January 6, 2021
-
Axmed Siciid Cige Oo Kawaramay Taariikhda Saaxiibkii Marxuum Axmed Cabdi Nuur Oo Maanta Geeriyooday
Axmed Siciid Cige Oo Kawaramay Taariikhda Saaxiibkii Marxuum Axmed Cabdi Nuur Oo Maanta Geeriyooday
Geeri Naxdin Leh
Ilaahay Ha u naxariisto weriye Axmed Cabdinuur oo maanta kowdii duhurnimo {6.1.2021} xilliga bariga afrika ku...
Wednesday, January 6, 2021
-
Wariyhii Caanka Ahaa Ee Idaacada BBC-da Laanta Afsomaliga Axmed Cabdi Nuur Oo London Ku Geeriyooday
Mid ka mid ah wariyeyaashuu rug-caddaaga ahaa ee ugu caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.
Axmed Cabdinuur, oo Soomaal...
Wednesday, January 6, 2021
-
“Madaxweyne, Adigoo Ku Fadhiya Kursigii Ugu Sareeyey Dalka, Lagaama filayn Inaad Ummadda U Kala Abtiriso..”Xil Xuseen,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka halkay marayso, aragtidiisa ku waajahan hadal dhawaa...
Wednesday, January 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|