-
Ciidamada Sudan Oo Deegaano Kala Wareegtay Itoobiya Iyo Xaaladihii Udanbeeyay.
Sudan(Berberatoday.com)-Ciidamada dalka suudan ayaa dagaal kul wareegay deegaano katirsan dalka itoobiya kadib markii uu dagaal dhexmaray labada ciidan.
Sida uu sheegay wasiirka warfaafinta sudan ciidamada suudaan ayaa ciid...
Monday, December 28, 2020
-
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Xeer Xukuumadu Golaha Horkeentay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa kahadlay cawaaqib xumada ka dhalan karta xeerka caymiska oo la horkeenay golaha wakiilada xili aanu jirin xeerkii qa...
Monday, December 28, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Jabuuti
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku sugan dalka Jabuuti oo halkaasi u joogay hawlo shaqo ayaa maanta booqday safaaradda So...
Monday, December 28, 2020
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Taiwan Oo Kulan La Yeeshay Qaarkamid Ah Shirkadaha Ganacsi Ee Dalkaasi.
Tapie(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya caasimada dalka Taiwan Amb maxamed xaaji ayaa kulan la yeeshay qaarkamid ah shirkadaha ganacsi ee dalka Taiwan isagoo shirkadahan usoo bandhigay fursadaha maalgashi ee dalka Som...
Monday, December 28, 2020
-
Haay’ad Caalami Ah Oo Malaayiin Dollar Ku Maal Gelinaysa Laydhka Somaliland Iyo Somaliya.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hayada caalamiga ah ee AECF Ayaa maalaayiin dollar ku maalgalisay laydhka qoraxda laga dhaliye ee wadamada kazoo hooseeya saxaraha iyadoo ay kamid yihiin Somaliland iyo somaliya.
Halkan Hoose Ka D...
Sunday, December 27, 2020
-
Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Ee Dalka Jabuuti Inay Dawlada Jabuuti Ceelal Biyood Ka Qodato Xeebaha Galbeedka Soimaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Ee Dalka Jabuuti Inay Dawlada Jabuuti Ceelal Biyood Ka Qodato Xeebaha Galbeedka Soimaliland"Daawo Muuqal
https://youtu.be/NHzZ7t...
Sunday, December 27, 2020
-
Diwaan Galinta Codbixiyaasha Oo Togdheer Iyo Degmooyinka Hoos Yimaada Maanta Ka Bilaabantay Iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Diwaan Galinta Codbixiyaasha Oo Togdheer Iyo Degmooyinka Hoos Yimaada Maanta Ka Bilaabantay Iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka Oo Ka Qeyb Galay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/rfA3Bb2Xw6Y
...
Sunday, December 27, 2020
-
Cilmi Baadhis Ku Saabsan Saameynta Covid-19 Uu Ku Yeeshay Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada oo ay weheliyaan gudida kahortaga xanuunka coronavirus ayaa magaalada hargaysa kusoo bandhigay cilmi baadhis laga sameeyay sida uu covid19 saamaynta ugu yeeshay sha...
Sunday, December 27, 2020
-
Eedayntii Madaxwayne Geelle Ee Dp World In Aanay Berbera Wax Wanaagsan Ka Sameyn Doonin Iyo Safarka Madaxwayne Biixi Ku Tagay Dalka Djibouti Xidhiidh Ma Yeelan Karaan? “
“Tartankii Dekedaha Geeska Africa Iyo Hadalo Saameyntooda Leh Oo Dp World ka soo Baxay”Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil.
Safarka Madaxwaynaha Somaliland ku tagey dalka Djibouti iyo dareenada ku xeeran ayaa ah qaar aan Nuxurka gu...
Sunday, December 27, 2020
-
Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Khatarta Dulmiga Lagu Geysto Hoggaaminta Ummadda!”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Imaamka Masaajidka Cali Mataan ee Hargeysa Sheekh Maxamed Aadan Muxumed, ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dulmiga Masuuliyadda, Xilka iyo hoggaaminta.
Sheekhu wuxuu ka warramay sida Quraa...
Sunday, December 27, 2020
« Previous Page — Next Page »