|
Warar
-
Tilmaamo Iyo Talooyin Muhiim U Ah Ka Hor-tagga Xannuunka Covid-19 Oo Ay Soo Saartay Hay’adda WHO
Caabuqa Halista badan ee Coronavirus oo dhaliya cudurka Covid19 Waa uu joogaa deegaankeena isaga oo ka khatar iyo halis badan sidii hore’ waanu joogidoonaa aduunka oo dhan sanadaha soo socda isagoo saamayntiisu marna kor u kacay...
Tuesday, December 29, 2020
-
Maamulka Putland Oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Ku Wareejisay Shirkad Laga Leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta
Dubai(Berberatoday.com)-Wasiirka duulista maamulka Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa magaalada Dubai ee isku tagga imaaraadka Carabta ku saxeexay heshiis ay Puntland ku wareejinayso maamulka garoonka diyaaradaha Bosaso.
Sh...
Tuesday, December 29, 2020
-
Haweenay Meydkeeda Laga Helay Buurta Sayid Ee Laascaanood Iyo Dilkeeda Oo Lala Xidhiidhay Nin Ay Kala Tageen Oo Ay Caruur Uhaysay
Sheekada dhabta ah ee dilka salma cabdilahi yuusuf oo maydkeeda duleedka Laascaanood laga helay. Mukhtaar Cabdi Jaamac Ayaa Warinaya
Xasan oo ah saygii hore ee salma ayaa shalay galab taleefan kuwacay salma siay ukulmaan,...
Tuesday, December 29, 2020
-
Beesha Abokor Ciise Oo Shaacisay Murashixinta Umatalaya Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka iyo dhalinyarada beesha abokor ciise (ciise muuse/) oo magaalada hargaysa ku qabtay munaasibad ayaa shaaciyay laba musharax oo beeshu isku raa...
Tuesday, December 29, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Sheegay In La Furey Xadka Somaliland Iyo Jabuuti Kana Waramay Waxyaabaha Ay Iska Kaashanayaan Labada Dal!
Layocado(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland oo galabta soo gaadhay xuduudka udhexeeya Somaliland iyo jabuuti ee lowyo cado isagoo kazoo kicitimay dhinaca caasimada jabuuti ayaa sheegay in uu furan yahay xadku
Dhanka kale...
Tuesday, December 29, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Suuq Cusub Oo Ay Uheshay Kaluunka Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Marwo Yurub Abiib ayaa ka warbixiyay xukuumada somalland dadaal wayn ugashay sidii suuq loogu heli lahaa kaluunta dalka iyadoo sheegay in sh...
Tuesday, December 29, 2020
-
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Ka Hadlay Xaalada Wax Soo Saar Ee Dalka, Digniina Udiray Haayada WFP.
Xildhibaanada golaha guurtida somaliland Ayaa fadhigoodii golaha dood ka yeeshay xaalada wax soo saar Ee somaliland iyo xaalada kala xidhnaasho ee dunida kadib Markii ay saameeyeen colaado iyo xanuunka covid19
Xildhibaan suldaa...
Tuesday, December 29, 2020
-
Hooyadii Danyarta Ahyd Ee Tobanka Sanno Dhul Ay Lahayd Cashuuraysay,Maxkamada Hargeysi Maxay Ku Tidhi Saaka.?Sharmaarke Cumar.
Hooyo Aamina maxamed cismaan oo loo garan ogyahay(Aamina-jillaw)ayaa dhul ay lahyd muddo toban sanno ah,dhawaan loo sheegay inuu yahay danguud(wax dadka ka dhaxeeya),dhulkaasi oo siday ii sheegtay ay cashuurta ka bixin jir...
Monday, December 28, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Ku Faantay Inay Dedaal Ku Xakamaysay Xanuunka Covid_19
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa ka xog-warramay xaaladda caafimaad ee dalka, Xukuumadda ahaan siday uga hawl-galeen xanuunka Covid_19, iy...
Monday, December 28, 2020
-
Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Tabashada Reer AWDAL Ee Saami-qaybiga Kuraasta Wakiillada Oo Aan Weli Xal Loo Helin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Cabashasda Saami-qaybiga ee Bulshada Gobolka Awdal.
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa waxa kale oo uu ka hadla...
Monday, December 28, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|