-
Golaha Wakiilada Oo Kulan Layeeshay Wasiirada Ganacsiga Iyo Maalgashiga + Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Oo Kulan Layeeshay Wasiirada Ganacsiga Iyo Maalgashiga + Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen"Daawo Muuqal
https://youtu.be/89vkTULK--w
Berberatoday....
Wednesday, December 30, 2020
-
Turkiga Iyo Ingiriiska Oo Kala Saxeexday Heshiis dhinaca Ganacsiga Ah
Ankara(Berberatoday.com)-Dowladaha Turkiga iyo Ingiriiska ayaa shaaciyey inay kala saxeexdeen heshiiska ganacsiga xorta ah, iyada oo Magaalada London u diyaar garoobeyso inay dhammaadka bishan si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub.
...
Wednesday, December 30, 2020
-
Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Markii Ugu Horraysey Ka Hadashay Qorshe Ay Wadday Oo Ay Fulintiisa Ku Fashilantay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysey sheegtay inay awoodi wayday inay wax ka qabato Bacda oo dhibaato badan ku haysa deegaanka.
Xukuumaddu waxay sheegtay in 5-tii sanadood ee u dambeey...
Wednesday, December 30, 2020
-
Itoobiya Maxay Uga Shakiday Safarkii Madaxwaynaha Somaliland Ee Jabuuti?Siyaasi Cali Guray.
Madaxwayne Muuse Biixi In kasta oo sidii caadada u ahayd si Rasmi ah aanu waxba uga sheegin safarkiisa Jabuuti hadana waynu ogayn sidii deg degga ahayd ee uu ku ambabaxay ka dib Dhamaadkii shirkii EGAD. Booqashadani shakiyada ka d...
Wednesday, December 30, 2020
-
Shirweynaha 7aad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynaha 7aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaan si rasmiya uga furmay Magaalada Hargeisa.
Shirka oo soconaya muddo laba cisho, waxa lagaga dooddayaa wax ka beddel lagu sameeyey distoor...
Wednesday, December 30, 2020
-
Culimada Burco Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Iyo Kufsiga Somaliland Kusoo Badanaya”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Culimada Burco Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Iyo Kufsiga Somaliland Kusoo Badanaya"Daawo Muuqal
https://youtu.be/752kF5HjaMk
Berberatoday.com...
Wednesday, December 30, 2020
-
Haweenka Gobolka Togdheer Oo Ka Mudaharaaday Ardayad Lagu Dilay Magalada Borame”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Haweenka Gobolka Togdheer Oo Ka Mudaharaaday Ardayad Lagu Dilay Magalada Borame"Daawo Muuqal
https://youtu.be/h3lEZU8hc9k
Berberatoday.com...
Wednesday, December 30, 2020
-
Xildhibaan Indho-Indho Oo Soo Jeediyey In Xoolaha Somaliland Loo Dhoofiyo Isre’al
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa soo jeediyey in Xoolaha Somaliland loo dhoofiyo Dalka Isreal, maaddaama oo xilligan uu Sucuud...
Wednesday, December 30, 2020
-
Aqoonyahan Fashiliyay Qorshaha Dawlada jibouti Ku Doonayso In Ay Ceelal Biyo Ah Ka Qodoto Xeebta Saylac
“Waxaan Jecelahay In Aan Warbixin Ka siiyo, Inta Jecel Shacabka Somaliland In Ay Fahamto Mashuurca Biyaha Ee Ay Djibouti U Socoto ”Aqoonyahan kayse,
Horta biyaha cida doonaysaa maaha Djibouti… ee waa Dawladda Saudi Arabia...
Wednesday, December 30, 2020
-
“Haddii Doorashadu Dhacdu In Cirro Madaxweyne Noqonayo Ayaan Aamminsanay,”Cali Guray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Haddii Doorashadu Dhacdu In Cirro Madaxweyne Noqonayo Ayaan Aamminsanay,”Cali Guray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/S8-4ppOpWAk
Berberatoday.com...
Tuesday, December 29, 2020
« Previous Page — Next Page »