-
Mudaharaad Laga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Isticmaalka Lacag Somaliga Oo Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
Laascanod(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka sool ee laasnacood ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga cabanayaan sixir barariyo isticmaalka lacag somaliga laga soo waarido koonfurta somaliya.
...
Thursday, December 31, 2020
-
Baarlamaanka Dalka UK Oo Ansixiyay Heshiiska Ka Bixitaanka Britain Ee Midowga Yurub.
London(Berberatoday.com)-Xildhibaannada Aqalka Wakiilada ee Boqortooyada UK ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay heshiiska kaddib ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub.
Heshiiskan ayaa waxaa u codeeyeen 521-73 xildhibaan.
Ra...
Thursday, December 31, 2020
-
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Xiin Galool”Daawo Muuqal
Sanaag(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka xiin galool oo katirsan gobolka sanaag
https://youtu.be/YW-Fnoa95H8
...
Thursday, December 31, 2020
-
Shirkadda DP World Iyo Dawladda Senegal Oo Kala Saxeexdeen Heshiis Khuseeya Dhismaha Dekedda NDAYANE , Kaasi Oo Ah Heshiis Kabaya Heshiiska 50 Sannadood Ee Gacan Kuhaynta Maamulka Dekedda
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkadda DP World iyo Dawladda Somaliland waxay toddobaadkan gudihiisa kala saxeexdeen heshiis kusaabsan dhismaha iyo hirgalinta deked cusub ( deepwater port) oo laga dhsidoono NDayane, kaasoona qa...
Thursday, December 31, 2020
-
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Udiyaar Garowga Doorashooyinka Soo Socda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 69aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyad...
Thursday, December 31, 2020
-
Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Hargeysa Lagu Soo Gabo-gabeeyay Hogaan Cusub Oo 3 Sanadood Ururka Hogaamin Doonana Lagu Doortay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Hargeysa Lagu Soo Gabo-gabeeyay Hogaan Cusub Oo 3 Sanadood Ururka Hogaamin Doonana Lagu Doortay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Tg-XIkjeeK...
Thursday, December 31, 2020
-
Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Dil Ku Xukuntay Nin Gabadh Ku Dilay Magaalada Burco.
Burco(Berberatoday.com)-Maxkamada racfaanka ee gobolka todheer ayaa maanta dil ku xukuntay nin gabadh ku dilay magaalada burco oo maxkamada gobolka togdheer hore ugu soo xukuntay dilka kaasi oo dilay marxuumad Ugbaad.
Gudoomi...
Thursday, December 31, 2020
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Buug Uu Abwaan Gorgorka Ka Qorayo Dhaqanka Umadda Soomaaliyeed!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan maxamed cabdiqaadir suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa ka hadlay buuq laga qorayo dhaqanka umada somaliyeed iyo saldanadihii dhaqan ee ka jiray gayiga somalida
https://youtu.b...
Thursday, December 31, 2020
-
Dawlada Ingiriiska Oo Madaxda Somaliya kala Hadashay Arimaha Doorashooyinka Oo khilaaf culus hadheeyay.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka dawlada Britain ufadhiya magaalada muqdisho ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha gudida doorashooyinka somaliya kaasi oo ay wada hadleen arimaha doorashooyinka somaliya iyo xal uhelida khilaaf culu...
Wednesday, December 30, 2020
-
Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Dhaliilay Khudbadii Shalay Ee Madaxwayne Biixi Kuna Tilmaamay Mid Uu Shacabka Ku Kala Qaybinayo
Burco(Berberatoday.com)-Abwaan cismaan ku jare ooh ore uga mid ahaa xisbi xaakimka kulmiye hadana ka tirsan wadani ayaa dhaliilay khubad madaxwayne biixi ka jeediyay gobolada galbeedka oo uu kusoo maray isagoo ku eedeeyay in khudb...
Wednesday, December 30, 2020
« Previous Page — Next Page »