-
Dhacdo Na Kala Qabsatay Aniga Iyo Wiil Uu Dhalay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi”Madaxweynaha Oo Aabahaya Su.aal Ma Weydiin Kartid”Waxaa Qoray Guuleed Weriye Ilkacase
Waxaa qoray weriye Ilkacase " Dhacdo na kala qabsatay aniga iyo Wiil uu dhalay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi "
29 bishan aan ku jirno waxa Gobolka Gabiley soo gaadhay gaar ahaan dagmada Agabar madaxwaynaha Somalilan...
Saturday, January 2, 2021
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya taasi oo uu kaga hadlay siyaasada Somaliland ee xiligan hogaaminta madaxwayne biixi
Sidoo kale cali guray...
Saturday, January 2, 2021
-
Dad Ku Dhintay Marin Tahriibayaasha Africa Ka Galaan Qaarada Yurub.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tahriibayaal tiro badan ayaa ku dhintay marinka ugu way nee dadka Africa ka tagay ka galaan qaarada yurub ee dalka Aljeeriya
https://youtu.be/PU8P3JGILjQ
&nb...
Saturday, January 2, 2021
-
Gudiga Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Kulan Aragti Wadaag Ah La Yeeshay Axsaabta Siyaada Ee Dalka!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gudiga Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Kulan Aragti Wadaag Ah La Yeeshay Axsaabta Siyaada Ee Dalka!
https://youtu.be/EoMyoQZgovU
Berberatoday.c...
Saturday, January 2, 2021
-
Falanqaynta Safarkii Madaxayne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Hadal Kasoo Yeedhay Oo Bulshada Muran Badan Ka Dhex Abuuray!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa falanqayn iyo lafo gur kusameeyay safarkii madaxwayne biixi ee dalka jabuuti iyo dareenada ka dhashay hadal uu madaxwaynuhu kaga hadlay...
Saturday, January 2, 2021
-
Siyaasi Faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti
Nairobi(Berberatoday.com)-Siyaasi Faarax Macallin Oo Hore usoo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo uu sheegay in uu kazoo hor...
Saturday, January 2, 2021
-
Guddiga Wanaag-farista Oo Sheegay Inay La Dagaalami Doonaan Xafladaha Ay Lamaaneyaashu Qabsadaan Meherkooda Ka Hor
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan reebista Somaliland, ayaa sheegay inay wax ka qabteen dhaqan-xumo ay tilmaameen inay dalka ku soo kordhayaan, waxaana ay guud ahaan Shacabka reer Somaliland uga digeen i...
Friday, January 1, 2021
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadal Uu Ka Yidhi Deegaanka Agabar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadal Uu Ka Yidhi Deegaanka Agabar"Daawo Muuqal
https://youtu.be/meKp84fDOgk
&...
Friday, January 1, 2021
-
Warbixin Laga Diyaariyay Dhacdooyinkii Ugu Xusuusta Badnaa Somaliland Ee Sanadkii 2020!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sanadka caawa dhamaaday ee 2020 ayaa Somaliland waxaa ka dhacay dhacdooyinka kala duwan kuwaasi oo ka tagay xusuusto kala duwan iyagoo iskugu jiray kuwo saamaynteeda haday tahay siyaasada arimaha bulshad...
Friday, January 1, 2021
-
Somaliland Journalists Association Elects New Leadership
By: Staff reporter
The 7th General Assembly of Somaliland Journalists Association (SOLJA) has elected a new Board of Directors, Chairman, Deputy Chairman and Secretary-General in the next 3 three years 2021 – 2023.
The Somal...
Friday, January 1, 2021
« Previous Page — Next Page »