|
Warar
-
“Waxaan Leeyahay Shacabka Somaliland, Cidii Dhibsatay Hadalka Madaxwaynaha, Raali Ka Ahaada”Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo kamid ah madax-dhaqameedka gobolka gabiley ayaa ka dareen celiyay hadalhaynta ka dhalatay khudbadii madaxwaynaha somaliland ka jeediyay markii safarkaga kaga soo noqday ja...
Sunday, January 3, 2021
-
“Yaa Yidhi Mawqifkii Madaxwaynaha Jabuuti Ee Midnimada Soomaaliyeed, Waxbaa Iska Bedelay?Siyaasi Cali Guray.
“Madaxwaynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Mawqifkiisa Ku Wajahan Midnimada Somalia Iyo Somaliland, Wuxu Ahaa Hadana Yahay Mid Cad Oo Aan Marna Wax Madmadow Ah Lahayn”Siyaasi Cali Guray.
“Madaxwayne Muuse Biixi Oo Isagu ku Dhex...
Sunday, January 3, 2021
-
Qoyska Abwaan Meecaad Miigane Oo Sheegay In Xoog Lagaga Haysto Dhul Ay Ku Leeyihiin Magaalada Hargaysa Iyo Dulmiga Loo Gaystay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoyska abwaankii caanka ahaa ee Alle ha,unaxariistee Meecaad Miigane ayaa sheegay in dhul ay ku leeyihiin magaalada hargaysa kaasi oo dacwadoodu ka socoto mudo labaan sano ah.
Sidoo kale qoyska ab...
Sunday, January 3, 2021
-
Maxkamadda Sare Somaliland Oo 81 Dacwadood Ka soo Garnaqday Muddo 15 Cisho Ah, Oo Ay u Guurtay Gobolada Bariga Dalka.
Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kow iyo Sideetan (81) dacwadood ka soo garnaqday Muddo 15 cisho ah, oo ay u Guurtay gobolada bariga Dalka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti uu hoggaaminayay guddoomiye ku-xigeenk...
Saturday, January 2, 2021
-
Dowladda Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Magacyada Saraakiil Sare Oo Ay Ka Dishay Tigrayga!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa soo bandhigtay magacyada saraakiil sar sare oo ay dileen TPLF Ee tigray iyo kuwo isa soo dhiibay xili ay walidagaaladii dawlada iyo TPLF ka socdaan deegaanada ismaamulka tigreega...
Saturday, January 2, 2021
-
“Madaxweynuhu Raali Gelin Haka Bixiyo Hadalkii Uu Bulshada Ku Kala Qaybinayey” Siyaasi Geel Jire.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdilaahi geeljire oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan madaxwayne biixi jeediyay markii uu jabuuti kazoo noqday oo bulshada ka dhex abuuray dareeno kale...
Saturday, January 2, 2021
-
War Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Magaalada Garoowe Uga Socday Madaxda Somaliya!
Garowe(Berberatoday.com)-Shirka Madasha dood wadaaga oo ay soo qaban qaabisay Hergate kaasi oo ay madaxda siyaasada somaliya shir dhowr maalmood socday ay ugu qabatay magaalada garoore ee maamulka goboleedka Punthland ayaa kazoo...
Saturday, January 2, 2021
-
Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Gobolka Saaxil Maxamud Maxamed Jaamac(Dhego)Iyo Eng. Axmed Cali Nuur Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Haldoorka Beesha Ay Usharaxan Yihiin Oo Ka Qeyb Galay+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxiinta Golaha wakiilada iyo Deegaanka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Eng Axmed Cali Nuur iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng F...
Saturday, January 2, 2021
-
Suudan Oo Dib Uqabsatay Dhammaan Dhulkii Itoobiya Ka Haysatay
Khartoum(Berberatoday.com)-Suudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Suudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen beeraley Ethiopian ah, kadib toddobaadyo isku dhacyo ah....
Saturday, January 2, 2021
-
Sheekh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Dhibta Ay Shacabka ku Hayso Doorashadu Iyo Kala Qaybinta Xisbiyadu”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh barbaraawi oo kamid ah culimada somaliland ayaa kasoo horjeestay doorashooyinka dalka somaliland laga qabto oo uu sheegay in ay yihiin kuwo ay gaalo wadato sida ay bulshada ugu kala qaybsamayaan.
...
Saturday, January 2, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|