-
Maxkamad Dil Ku Xukuntay Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh Yar”Daawo Muuqal
Caynaba(Berberatoday.com)-Maxkamad Dil Ku Xukuntay Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh Yar"Daawo Muuqal
https://youtu.be/C9F0asGk19g
Berberatoday.com...
Friday, December 18, 2020
-
Booliska Australia Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Soomaali Ah
Australia(Berberatoday.com)-Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta badhtamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa.
Booliska ayaa sheegay in wiilka uu mindi Ku hubeysnaa, islamarkaana u...
Friday, December 18, 2020
-
Afduubkii Iyo Kufsigii Hinda Yusuf Cisman Iyo Xildhibaan Golaha Guurtida Somaliland Katirsan Ay Falkaas Ku Eedaysay”Daawo Muuqal
Canada(Berberatoday.com)-Afduubkii Iyo Kufsigii Hinda Yusuf Cisman Iyo Xildhibaan Golaha Guurtida Somaliland Katirsan Ay Falkaas Ku Eedaysay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/WtN0krMrdGw
Berberatoda...
Friday, December 18, 2020
-
Halgamaa u Ololeeya Xuquuqda Naafada oo Baaq Culus u Diray Dowladda Somaliland, Kana Hadlay Caqabadaha Jira
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Cabdi Wabax oo u ololeeya dadka baahiyaha gaarka ah la ee Naafada loogu yeedho, isla markaana isaga laftiisu aragga naafo ka ah, ayaa ka hadlay caqabadaha Dadka aan laxaadkoodu dhamayni kala kulm...
Friday, December 18, 2020
-
Wasaaradda Ciyaaraha Oo Joojisay Tartanka Kubadda Cagta Ee Hablaha Gobollada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Maanta soo saartay Go’aan ay ku joojisay Tartan kubadda Cagta ah oo Maanta Hargeysa uga bilaabmi lahaa Hablo ka socda Gobollada Somaliland.
War...
Friday, December 18, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Raali Galin Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga, H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kayse Cali Geedi oo kamid ah hogaanka xisbig wadani iyo gudida fulinta ee xisbiga ayaa xaal iyo raali galin deg deg ah ka bixiyay hadal isla maanta kasoo yeedhay xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wad...
Friday, December 18, 2020
-
Xogta Dahsoon; Macluumaad Dheeraada Oo Laga Helayo Xiisadda Colaadeed Ee Itoobiya Iyo Sudan.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xogta dahsoon iyo xogo dheeraada ayaa ka soo baxaya xiisada colaadeed ee u dhaxaysa dalka itoobiya iyo suudaan oo hada ilaa inta la ogyahay ay dhexmareen dagaalo sobobi kara kuwo culus oo dhexmara
...
Friday, December 18, 2020
-
Muxuu Yahay Hubka Uu Turkigu Helay Ee Maraykanka Halista Galiyay?
Ankara(Berberatoday.com)-Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay Turkiga oo ay ka wada tirsan yihiin isbahaysiga NATO, kaddib markii Turkiga uu gacanta ku dhigay gantaallada difaaca ee uu Ruushka sameeyo, kuwaasoo uu ka dalbaday ...
Friday, December 18, 2020
-
Hogaamiyihii Jabhadda TPLF Oo La Shaaciyay Dalka Uu Joogo.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Hogaamiyihii jabhada tigreeg ee TPLF ayaa dagaal adag oo ay la galeen ciidamada dawlada fadaraalka itoobiya kadib laga qabsaday magaalo madaxda maqale ee ismaamulka tigrayga waxaa mudo la la,aa halka ...
Friday, December 18, 2020
-
Dablay Hubaysan Oo Xalay Magaalada Laascanood Ku Dilay Saraal Katirsanaa Maamulka Kastamka.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Dablay Hubaysan ayaa xalay fiidkii Magaalada laascanood ku dilay Alle ha,unaxariistee Marxuum Cabdirashiid Dhagjar Oo kamid ahaa shaqaalaha kastamka Magaalada laascanood.
Sidoo kale wa...
Friday, December 18, 2020
« Previous Page — Next Page »