|
Warar
-
Wasiirka Caafimaadka Dalka Uk Oo Farxad La Ilmeeyay, Xili Uu Sitoos Ah Udaawanayay Haween 90jir Oo Lagu Talaalay Dawada Ka Hortaga Covid19.
London(Berberatoday.com)-Wasiirka Caafimaadka UK Matt Hancock oo si toos ah u daawanayay muwaadin sagaashan jir oo saaka lagu turqayay Irbada Talaalka cusub ee Pfizer ee ka hortaga xanuunka Covid-19 ayaa farxad la ilmeeyay isaga...
Wednesday, December 9, 2020
-
“Reer Waqooyiga Muqdisho Xilalka Ka Haya, Balse Aan Iman Karin Guryahoodiiba Marti Ama Dulsaar Ayaa Muqdisho Looga Arkaa”Cali Guray.
WEGER IYO KA WAASACAN!!
Burburkii Somalia maxaa ka dembeeyay? Reer Waqooyi iyo reer Koonfureed maaha ee waa Somaliya iyo Somaliland ee yaa Metala dadka Somaliland? Ma kuwii ay iyagu doorteen ee ay Doorasho hal qof iyo hal cod a...
Wednesday, December 9, 2020
-
Sweden”Hooyo Waayeela Oo Mudo 28 Sano Ah Guri Ku Xabsida Wiil Ay Dhashay Oo Hadda 41 Sano Jira Iyo Booliska Dalkaas Oo Ogaaday
Stochkolm(Berberatoday.com)-Hooyadan oo 70 jir ah ayaa muddo dhan 28 sanno waxay guri ku yaalla dulleedka Magaalada Stochkolm ee dalka Sweden ku qarineysay wiil ay dhashay.
Hooyadan ayaa wiilka oo 13 jir ah silsilado ku xidhay,...
Tuesday, December 8, 2020
-
Nin Madow Oo Afrikaan Ah Oo Markii Ugu Horreysay Hoggamin Doona Wasaaradda Gaashandhigga Maraykanka
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa xoghayaha difaaca u magacaabay General Lloyd Austin oo haatan howl gab ah.
Janan Austin, oo 67 sano jir ah, wuxuu noqonayaa qofkii ugu horreeyay ...
Tuesday, December 8, 2020
-
Wasiirkii Maaliyadda Ee Dalka Austria Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sababta Loo Xidhay
Austria(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee maaliyadda dalka Austria ayaa lagu xukumay sideed sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay in uu ku lug lahaa musuq ay ku kaceen shakhsiyaad sarsare.
Karl-Heinz Grasser oo la xuk...
Tuesday, December 8, 2020
-
Canada: Wiil Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Abaal-marin Iyo Waxa Uu Ku Mutaystay
Toronto(Berberatoday.com)-Wiil Somali-Canadian ah oo la yidhaahdo Nabiil Cabdi Cali oo 28 jir ah, ayaa dhawaan ku guuleystay abaalmarin sannad walba mar la siiyo 30-ka qof ee ugu saameynta badan dalka Canada ee da’doodu ka yarta...
Tuesday, December 8, 2020
-
Xubnaha Reer Somaliland Ee Xilalka Ka Haya Dawlada Xamar Oo Abaabulay Kulan Lagu Taaeeray Guddiga Doorashooyinka Ee Laysku khilaafsan Yahay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra’iisul-wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ka qeybgalay shirka Wadatashiga arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland oo lagu soo gab...
Tuesday, December 8, 2020
-
Wararkii Udambeeyey Ee Dagaalka Millateriga Itoobiya Iyo Maamulkii Tigray-ga
Mekelle(Berberatoday.com)-Duqeymo, bililiqo iyo dagaallo ayaa weli ka socda qeybo ka mid ah gobolka Tigray, sida ay ku warrameen ururka TPLF, kadib markii ciidamada dowladda Ethiopia ay sheegeen inay maalmo gudahood kusoo qaban do...
Tuesday, December 8, 2020
-
Siyaasi Cali Warancade Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Ka Taagan Somaliya Iyo Fariinta Uu Udiray Farmaajo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lataliya arimaha siyaasada ee madaxwaynaha somaliland maxamed cali waran cade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan somaliya oo la xidhiidha doorashada soo socota
Sidoo kale siyaa...
Tuesday, December 8, 2020
-
Ganacsade Soomaali Ah Oo Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika,
Cape-Town(Berberatoday.com)-Koox budhcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay waxaa ay xaafad ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen nin Soomaali ah oo kamid ahaa Ganacsatada ku nool halkaas.
Allaha u naxa...
Monday, December 7, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|