-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Xafiiska Iskaashatada Gaadiidleyda Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq Xadhigana Kajaray Nadaam Cusub Casriya Oo Xafiiskaasi Loo Sameeyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Xafiiska Iskaashatada Gaadiidleyda Xamuulka Ee Tawfiiq Xadhigana Kajaray Nadaam Cusub Casriya Oo Xafiiskaasi Loo Sameeyay"Daawo Muuqal
...
Tuesday, December 1, 2020
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-Ababa
WAR-SAXAAFADEED: 01/12/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-Ababa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafii...
Tuesday, December 1, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhigii Iyo Mustaafurintii Xildhibaan Mustafe Dhuxulaw Oo Madaarka Hargeysa Dhawaan Lagu Qabtay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhigii Iyo Mustaafurintii Xildhibaan Mustafe Dhuxulaw Oo Madaarka Hargeysa Dhawaan Lagu Qabtay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/VBQd6lz8pFM
&nb...
Tuesday, December 1, 2020
-
Siyaasi Xamse Khayre Oo Ka Hadlay Qaarkamid Ah Goobihii Diwaan Galinta Degmada Wajaale Oo Cilad Farsamo Uxidhan Maalintii Labaad Iyo Fariinta Uu Udiray Komishanka.
Gabiley(Berberatoday.com)-Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah Masuuliyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay sedex goobood oo kamid xarumihi diwaan galinta magaalada wajaale oo cilado farsamo darteed uxidha...
Tuesday, December 1, 2020
-
Dagaalka Waxa La yidhaa “Difaac Aan Ujeedo Lahayn Waa Micno La’aan”Siyaasi Cali Guray.
Marka laga reebo Maqalle magaalooyinka kale ee ciidanka dawladdu ay difaacyada ka galeen waxay ku dhaw yihiin xadka Calatariya. Dabcan sababta ay xadka waqooyiga dabada u geliyeen waa dhibaatada ka haysata marinada taakulaynta iyo...
Tuesday, December 1, 2020
-
Hogaamiyaha Tigreega Oo Sheegay Halka Uu Joogo, Hanjabaad Culusna Udiray Raysal-wasaaraha Itoobiya.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa u Sheegay Wakaalada Wararka ee AP inuu wali ku sugan yahay Agagaarka Magalada Caasimada ah ee Mekele isla markaana uu wal...
Tuesday, December 1, 2020
-
Eng. Xirsi Cabdillahi Xirsi Iyo Abokor Bile Isaxaaq Oo Xaflada Shaacintooda Musharaxnimo Ee Golayaasha Deegaanka Berbera Iyo Wakiilada Somaliland Berbera Ka Qabsoontay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Eng. Xirsi Cabdillahi Xirsi Iyo Abokor Bile Isaxaaq Oo Xaflada Shaacintooda Musharaxnimo Ee Golayaasha Deegaanka Berbera Iyo Wakiilada Somaliland Oo Berbera Ka Qabsoontay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/...
Monday, November 30, 2020
-
Ciidamada Tigrayga Oo Sheegatay Inay Diyaarad Soo Rideen, Qabsadeen Magaalo.
Mekelle(Berberatoday.com)-Ciidamada Tigrayga Oo Sheegatay Inay Diyaarad Soo Rideen, Qabsadeen Magaalo.
Ciidamada TPLF ee gobolka waqooyi ee Tigray ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay soo rideen diyaarad millatari, islamark...
Monday, November 30, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Maanta Dib Muqdisho Ugu Mastaafurisay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow Oo Shalay Madaarka Hargeysa Lagu Xidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siuday sheegayaan warar lagu kalsoonyahay Xukumada Somaliland ayaa maanta dib ugu mastaafuris magaalada Muqdisho Xildhibaan Baarlamaanka Somaliya katirsan oo la yidhaa Mustaf Dhuxulaw oo maalintii shalay...
Monday, November 30, 2020
-
Cabdisalaam Sheekh Xasan 10 Qodob Oo Ku Soo Koobaya Xaaladda Gobolka Tigreega, Mustaqbalka TPLF Iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono Dagaalku
Waxa qoray, Cabdisalaam sheekh Xasan
10 Qodob Oo Ku Soo Koobaya Xaaladda Gobolka Tigreega, Mustaqbalka TPLF Iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono Dagaalku
1. Maqale waxaa gacanta ku haya ciidanka dawlada oo ku sugan xaaf...
Monday, November 30, 2020
« Previous Page — Next Page »