-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Shaaciyay Sedex Cisho Oo Ay Ku Kordhinayaan Wakhtiga Diwaangalinta Ee Goboladii Ay Ka Bilaabantay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cabdirashiid Riyp Raac oo ka hadlay degmada Bali gubadle ee gobolka hawd ayaa sheegay cabasho badan oo ka timid bulshada isdiwaan galinaysa iyo culus ka ji...
Thursday, December 3, 2020
-
Guddiga Lagu Muransan Yahay Ee Doorashada Soomaaliya Oo Shaqo Bilaabay, Warna Soo Saaray
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal maanta ka soo baxay Guddiyada lagu muransan yahay ee doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in guddigu guda-galka iyo gudashada waajibaadka ka saaran inay dalka ...
Wednesday, December 2, 2020
-
Culimo Ku Baaqay In Laga Qeyb Qaato Dib Udhiska Masjidka Macalin Dheere Ee Berbera Oo Qarka Usaaran Inuu Dumo”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Culimo Ku Baaqay In Laga Qeyb Qaato Dib Udhiska Masjidka Macalin Dheere Ee Berbera Oo Qarka Usaaran Inuu Dumo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/lL6uElH_KrE
Berber...
Wednesday, December 2, 2020
-
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Mareykanka Oo Sheegay Hadal Dhabar Jab Ku Ah Madaxweyne Trump
USA(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka William Barr ayaa sheegay in waaxdiisa cadaaladda ayna helin wax caddeyn ah oo ay ku taageerto sheegashada madaxweyne Donald Trump ee musuqmaasuqa doorashada 2020-ka.
Mr ...
Wednesday, December 2, 2020
-
IRAN Oo Farriin Cabsi Leh U Dirtay Imaaraadka Carabta
Abu Dubai(Berberatoday.com)-IRAN ayaa si toos ah ula xidhiidhay dhaxal-sugaha Abu Dhabi Mohammed bin Zayed toddobaadkii tegay, uguna hanjabtay weerar culus oo jawaab u ah weerar kasta oo Mareykanka ay ku qaadaan Tehran, waxaa sida...
Wednesday, December 2, 2020
-
Raysal Wasaare Abiy Oo Madaxda TPLF Ku Eedeeyay Inay Sumeeyeen Janaral ka Tirsan Militeriga Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku eedeeyay hogaamiyeyaasha Tigray inay sumeeyeen janaraal ka tirsan militeriga oo ka howlgalayay saldhig ku yaalla gobolka.
Wuxuu sheegay in janaraalk...
Wednesday, December 2, 2020
-
Agaasimaha Madaxtooyada Iyo Maayarka Caasimada Oo Daah-furay Taallada Taariikhda Qaranka Oo Dib Loo Casriyeeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile, oo ay weheliyaan agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran iyo Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey dhismaha...
Wednesday, December 2, 2020
-
“Ma Jirto Baahi Kalifaysa In Waxa Umada Ka Dhexeeya Lay Farsameeyo Waana Been Cad Hadalka Xasan Shahar Sheegay”Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Xasan Shahar oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa, isl...
Wednesday, December 2, 2020
-
“Masuuliyiinta Dawladu Waa Inay Kala Gartaan Hantidooda Iyo Hantida Umada”Garyaqaan Guuleed Dafac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed dafac oo kamid ah garyaqaanada reer Somaliland ee badi ka hadla shuruucda iyo masuuliyiinta xukuumadu ugu tuntaan ayaa ugu baaqay in ay kala gartaan hantidooda iyo ta umada iyo cida bix...
Wednesday, December 2, 2020
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Sacad Cilmi Guuled Oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Sacad Cilmi Guuled Oo Xilkii La Wareegay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/hKI5kQfBUsE
Berberatod...
Tuesday, December 1, 2020
« Previous Page — Next Page »