-
Dawlada Faransiiska Oo Qaadaysa Talaabo Kale Oo Islaamka Ka Dhan Ah Iyo Dareenka Ka Dhalan Kara
Paris(Berberatoday.com)-Dowladda Faransiiska ayaa qaadeysaa tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda looga shakiya inay dhiirigelinayaan fikradaha xagjirka ah.
Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska Gerald Darmani...
Thursday, December 3, 2020
-
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Uurcade Oo Sheegay In Ay Siqiireen Xisbiyadii Mucaaridku”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Uurcade Oo Sheegay In Ay Siqiireen Xisbiyadii Mucaaridku"Daawo Muuqal
https://youtu.be/sETTKUnhW-s
Berberatoday.com...
Thursday, December 3, 2020
-
Gobolka Geeska Afrika Oo U Muuqda Inuu Dagaal Qabow Ka Socdo Iyo Dareen La’aanta Somaliland!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda inuu ka bilaabmay wax u Eg Dagaal qabow, ka dib dagaalkii ay Itoobiya ku burburisay Maamulka TPLF.
Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan
Raysal-wasaaraha Itoobiya A...
Thursday, December 3, 2020
-
Wershad Sonkorta Soosaarta Oo China Uu Maalgeliyey Itoobiya-na Kutaala Oo La Duqeeyay Iyo Khsaaraha Gaadhay
Mekkele(Berberatoday.com)-Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay bilaabeen duqeymo dhanka...
Thursday, December 3, 2020
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Xil Umagacaabay Yuusuf Garaad
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Madaxwey...
Thursday, December 3, 2020
-
Qaramada Midoobey Iyo Itoobiya Oo Gaadhay Heshiis Ku Saabsan Xaaladda Tigray
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobey iyo Itoobiya ayaa gaadhay heshiis ku saabsan in la furo marinada gargaarka si loogu gurmado shacabka ku nool gobolka uu dagaalka ka socda ee Tigray, sida ay sheegeen saraakiil ka tir...
Thursday, December 3, 2020
-
Al-shabaab Oo Weerartay Saldhig Militari Oo Ku Yaal Gobolka Shabeellaha Hoose Somaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xoogagga Ururka Al-shabaab ayaa weeraray saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.
Ilo lagu kalsoonaan karo oo u sugan gobolka ayaa sheegay in dagaalyahannada Ur...
Thursday, December 3, 2020
-
Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland Iyo Faraqa U Dhexeeya Xidhiidhka Itoobiya Ee Xilligii Melez & Abiy Axmed!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhigoodii shalay waxay dood ka yeesheen siyaasadda Arrimaha dibeddu halka ay marayso, isbeddellada ka dhacaya Gobolka Geeska Afrika iyo arrimo kale oo muh...
Thursday, December 3, 2020
-
Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Dalada Sonsaf”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Dalada Sonsaf"Daawo Muuqal
https://youtu.be/boefs6hz540
Berberatoday.com...
Thursday, December 3, 2020
-
Somaliya: “Iyadana Ma Belaayaa Ka Hig Leh, Mise Way Ka Heshiin Caqabadaha Hor Yaal Doorashada?Siyaasi Cali Guray.
Xiligan Oo Somalia Ay Soo foodsaartay Doorashadii Baarlamanku Guud ahaan masraxa siyaasadda waxa hadheeyay khilaafyo is-huwan oo laga yaabo in ay caqabad aan laga gudbi Karin ku noqdaan suurogalnimada doorasho dadban oo la isla Og...
Thursday, December 3, 2020
« Previous Page — Next Page »