-
32 Qof Oo Soomali Ah Oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Giriiga Iyo Tirada Ku Dhimatay.
Ankara(Berberatoday.com)-Dooni ay saarnaayeen 32Qof oo Somali ah ayaa ku degtay xeebaha dalka Giriiga taasi oo ay ku dhinteen Alle ha Unaxariistee laba qof oo dumar ah halka ciidamada Giriigu ay kazoo badbaadiyeen 30 qof oo isku...
Saturday, December 5, 2020
-
Axmed Siciid Cige Oo Mudo Hore Wareysi Kala Yeeshay Abwaan Hadraawi Taariikhdiisa Fanka Iyo Suugaanta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Siciid Cige Oo Mudo Hore Wareysi Kala Yeeshay Abwaan Hadraawi Taariikhdiisa Fanka Iyo Suugaanta"Daawo Muuqa
https://youtu.be/niU9K8DKZyg
Berb...
Friday, December 4, 2020
-
”Reer Jabuuti Markay Wax nagadoonayan Ay Nooyimadan Ee Inta Kale Nama Arkan”Gudomiye Faysal Cali Waraabe.
”Reer Jabuuti Markay Wax nagadoonayan Ay Nooyimadan Ee Inta Kale Nama Arkan ” Gudomiye Faysal Cali Waraabe.
Berberatoday.com...
Friday, December 4, 2020
-
Haweenay 141 Dal Socdaal Kusoo Martay Oo Somaliland Soo Gaadhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Miss Najmun Nahar oo dhalatay Dalka Bangladesh oo 141 dal safar lugta ah ku soo martay ayaa Toddobaadkan soo gaadhay Somaliland oo noqonaysa dalkii 142-aad ee soo marto.
Miss Najmun Nahar oo ujeed...
Thursday, December 3, 2020
-
Barlamaanka Puntland Oo Xasaanadii Kala Laabtay 8 Xildhibaan
Garoowe(Berberatoday.com)-Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha Wakiiladda dowladda Puntland.
...
Thursday, December 3, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Ergay Soomaaliya Umagacawday Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay jawaab adag ka bixisay Ergayga Soomaaliya u magacowday Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed, Yuusuf Garaad Cumar.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda a...
Thursday, December 3, 2020
-
Muqdisho”Nin Hooyadii Toorreey Ku Dilay Isagiina Ciidamada Boolisku Toogteen Kadib Markii…..
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dhacdadan oo intii ka war-heshay aad uga argagaxeen ayaa Nin magaciisa lagu sheegay Cabsiiye Caddaan waxaa uu torreey ku dilay Hooyadii gurigooda oo ku yaala degmada Kaaraan meel aan ka fogeyn isbitaalka...
Thursday, December 3, 2020
-
Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Ka Dhacay Buurta Sheekh
Sheekh(Berberatoday.com)-Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, Afar kalena waxaa ka soo gaadhay dhaawac, kaddib markii shil ka dhashay laba Gaadhi uu ka dhacay Dowga Buurta Sheekh ee gobolka Saaxil.
Labada gaadhi ee isku dhacay, ...
Thursday, December 3, 2020
-
Baarlamaanka Kenya Oo Ka Dooday Khilaafka Soomaaliya
Nairobi(Berberatoday.com)-Baarlamanka Kenaya ayaa ka dooday khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex bilaabmay labada dal.
Arintan ayaa daba joogta go’aankii ay Soomaaliya ugu yeedhatay danjiraheeda u fadhiya Nairobi, ee ...
Thursday, December 3, 2020
-
Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ku Tilmaamay ‘Mid Fulay Ka Ah’ Go’aan Qaadashada!
Burco(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaradka ah ee UCID Axmed Xirsi Ducaale ayaa dhaliilay Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Xoghayaha guud ee UCID oo Safar ku jooga Magaa...
Thursday, December 3, 2020
« Previous Page — Next Page »