|
Warar
-
DP WORLD Berbera provides 15 ventilators to the Somaliland Ministry of Health to battle COVID-19
Hargeysa(Berberatoday.com)-DP World Berbera has donated 15 much-needed ventilators to Somaliland to assist with its national response to COVID-19. The ventilators were handed over to the Ministry of Health and Development...
Monday, November 30, 2020
-
“Riyadii Abiy Ahmed Iyo Rejadii Geeska Africa Rumeynteedu, Ma Xoog Iyo Dhiig Daata Yay Ku Dambaysay?Siyaasi Dhimbiil.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed Ayaa markii uu talada dalka Ethiopia la wareegay sanadkii 2018 Kii bishii April labadeedii ayaa waxa uu la yimid aragti loo wada Riyaaqay oo ahayd in Geeska Afric...
Monday, November 30, 2020
-
Caasimada Eritrea Oo Markii 3aad Gantaalo Lagu Garaacay
Asmara(Berberatoday.com)-Gantaalo laga soo ganay waqooyiga Ethiopia ee gobolka Tigrayga ayaa lagu garaacay caasimada dalka Eritrea ee Asmara, sida ay xaqiijinayaan diblomaasiyiin ku sugan Asmara, maanta oo Axad ah.
Safaarada da...
Monday, November 30, 2020
-
Madaxweynihii Cusubaa Ee Dalka Mareykanka Joe Biden Oo Lug Ka Jabay
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa dhakhtar loola cararay kaddib markii uu lug ka jabay, xilli uu la ciyaarayey Ey'giisa.
Waxaa lagu wadaa in loo geliyo kabaha curyaannada ama dad lug...
Monday, November 30, 2020
-
Televisionka Al Carabiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Televisionka Caalamiga ah Ee Al carabiya Qaybtiisa ka carabiga ku ku hadashay oo suxufiyiin ka socdaa Soo gaadheen caasimada somaliland ee hargaysa ayaa Waxay Waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeesha...
Monday, November 30, 2020
-
Xildhibaano Iyo Siyaasiyiin Jawaab Ka Bixiyay Eedaymo Xildhibaan Xasan Shahar Ujeediyay Sheekh Aadan Siiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Dhalinyaro ah ayaa waxaa ay jawaab kulul ka bixiyeen eedaymo maalintii shalay ahayd Xildhibaan Xasan Shahar u jeediyay Sheekh Aadan Siiro.
Masuuliyiintan ayaa wax la...
Monday, November 30, 2020
-
“Waxa Ayaan Daro Ah In Maanta Xasan Shahar Yidhaa Sheekha Ayaan Laba Bog U Iibinay, Xataa Maayarkii Uu Difaacayay Ayay Ceeb Ku Tahay..”Gudoomiye Cabdifataax.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani ee degmada Ibraahim koodbuur ee caasimada hargaysa Cabdifataax Cali Cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo deel qaaf ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay...
Monday, November 30, 2020
-
Sucuudiga Oo Xidhxidhay Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga
Riyadh(Berberatoday.com)-Xukuumadda Sucuudiga ayaa sheegtay in la bilaabay baadhitaan lagu hayo musuqmaasuq ka dhacay wasaaradda gaashaan dhigga dalkaas oo lacagta la lunsaday lagu qiyaasay 325 milyan oo doolar.
Wakaaladda ka h...
Monday, November 30, 2020
-
Kenya Iyo Soomaaliya Oo Safaaradaha Kala Qaatay Iyo Sababta Keentay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, ayaa safaaradaha kala qaatay maanta.
Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa u yeedhay safiirkeeda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tasan, kuna wargelisay safiirka Kenya ee...
Monday, November 30, 2020
-
Soomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay W/Q Cabdiraxmaan Cadami
toobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee ugu baaxadda weyn dhul ahaan tiro ahaanna waa qoomi...
Sunday, November 29, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|