|
Warar
-
Madaxweyne TRUMP Oo Mar Kale Weerar Culus Ku Qaaday Ilhaan Cumar
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo goob fagaare ah kula hadlayey boqolaal ka mid ah taageerayaashiia ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday, Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congresska dal...
Saturday, October 31, 2020
-
“Xukuumaddeenu Waa Gabno”Hoggaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Dhaliilo Ujeediyey Xukumada Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Xukuumaddeenu Waa Gabno”Hoggaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Dhaliilo Ujeediyey Xukumada Somaliland"Daawo Muuqal
https://youtu.be/BJUOXiNpmHY
&nb...
Saturday, October 31, 2020
-
Tageerayaashii Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Uga Codeeyay Deegaanka Goda Weyn Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ballan-qaad Iyo Mahadnaq Isugu Daray”Daawo Muuqal
Goda-weyn(Berberatoday.com)-Odayaasha iyo Dadweynaha ku dhaqan degmada Go’da weyn oo ka mid ah meelihii aadka looga taageeray Xisbiga Waddani doorashadii madaxtooyada ee 2017-kii, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uga mah...
Saturday, October 31, 2020
-
Dagaal Dhex Maray Qawmiyadaha Somalida Iyo Canfarta Ee Itoobiya Oo Sobobay Dhimashada 27qof.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalo dhexeeye somalida iyo canfarta ee deeaanka ay wadaan ee dalka itoobiya ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 207 halka dhaawaca aan wali la ogayn Sidoo kale dagaaladan ayaa laga cabsi q...
Saturday, October 31, 2020
-
“Haddii Aynu Nahay Muslim Waa Inaynu Nabigeena U Hiilina, Oo Aynu Difaacnaa”Axmed Yuusuf Yaasiin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay sharafta, maamuska, karaamada iyo qiimaha uu Nebi Muxamed leeyahay (CSW), waxaanu xusay in guud ahaan Muslimiinta meel kas...
Saturday, October 31, 2020
-
“Hadii Gaalada Iyo Saxaafadoodu Isku Raaceen In Nabiga CSW Wax Laga Sheego, In Laga Jawaabo Waa Xaq” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay hadii Gaalada iyo saxaafadoodu isku raaceen in Nabiga CSW wax laga sheego, in laga jawaabo waa xaq iyo waajib, waxaanay ka turjumaysaa jacaylka aynu Nabiga CS...
Saturday, October 31, 2020
-
Halkan Toos Uga Daawo Ciyaarta Dhexmaray Gobolada Maroodijeex Iyo Saraar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Toos Uga Daawo Ciyaarta Dhexmaray Gobolada Maroodijeex Iyo Saraar
https://youtu.be/yWbscMUQXH4
Berberatoday.com...
Saturday, October 31, 2020
-
Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Si Adag Uga Hadlay Dad Shacab Ah Oo Ciidamada Itoobiya Xasuuqeen”Daawo Muuqal
Diridhaba(Berberatoday.com)-Ugaaska Guud Ee Beelaha ciise oo ay weheliyaan odoyaasha Gandaha beeshiisu ayaa si adag uga hadlay dad shacab ah oo iyagoo tacsi fadhiya ay ciidamada itoobiya xasuuq ba,an ugaysteen kuwaasi oo lagu laay...
Saturday, October 31, 2020
-
Mujaahid Korneyl Ibraahim Dhegaweyn Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Halkanka Dalka Somaliland Lagu Xoreeyay Iyo Doorkii Duuliye Axmed Dheere Ka Qaatay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid korneyl Ibraahim Dhegaweyn Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Halkanka Dalka Somaliland Lagu Xoreeyay Iyo Doorkii Duuliye Axmed Dheere Ka Qaatay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/oqRhqYmo36k?t=180
&...
Friday, October 30, 2020
-
“Axmed Dheere Waa Geesi Qaran Waana Ninkii Damiirkiisu Diiday Inuu Bambooyin Ku Garaaco Shacbku Udhaartay Ilaalintooda, Waxan Ku Maamuusay Bilad Sharaf Babasaboor Somaliland Dilomaasiya Iyo Dhulkii Guri Looga Dhisilahaa Oo Hargeysa Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere ) waxa uu damiirkiisu u diiday in uu diyaarad dagaal iyo bambooyin xoog badan ku duqeeyo hooyooyinkii iyo caruurtii uu isagu ka ilaalin lahaa cadowga.
Du...
Friday, October 30, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|