-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Abaalmarinta Duuliye Axmed-dheere Ninkii Hargeysa Ka Badbaadiyey Inuu Bam Ku Garaaco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Abaalmarinta Duuliye Axmed-dheere Ninkii Hargeysa Badbaadiyey Inuu Bam Ku Garaaco
https://youtu.be/GUkTMVNls3w?t=245
&nbs...
Friday, October 30, 2020
-
Weerar Ka Dhacay Dalka Faransiiska Oo Dad Ku Dhinteen Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey
Nice(Berberatoday.com)-Booliska Faransiiska ayaa sheegay in nin ku hubeysnaa toorreey uu saddex qof ku dhex dilay kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dhacda koonfur bari ee badda Mediterranean-ka Faransiiska.
BOOLISKA FARANSII...
Friday, October 30, 2020
-
Afhayeenka ONLF Oo Ka Hadlay Soomaali Boob Iyo Dil Loogu Geystay Ismaamulka Canfarta Ee Itoobiya
Jigjiga(Berberatoday.com)-Afhayeenka Ururka ONLF ONLF Caddaani Hiirmooge, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la garab istaago Soomaalida deegaannada Citi iyo Lafa-Ciise oo dil badan loo geystay toddobadyadii u dambeeyey, isla mar...
Friday, October 30, 2020
-
Farriimaha Ay Gudbiyeen Sawirrada Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin La Qaateen Mujaahid Axmed Mire+Lebbiska Ay Isku Qaabbileen
Waxa bannaanka u soo baxay sawirro laga qaaday kulan ay Madaxweyne Muuse Biixi, Wasiir Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiir Boos Mire la qaateen Muj. Axmed Mire Maxamed oo muddo dheer ku noolaa dalka dibaddiisa, gaar ahaan waddanka UK,...
Friday, October 30, 2020
-
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Kala Sexeexdeen Somaliya Iyo Qaramada Midoobay Iyo Go,Aanka Ay Ka Qaadatay Somaliland!
“Qaramada Midoobay Waa Shaydaan, Aynu Ku Qasban Nahay In Aynu La Noolaano”Madaxwayne Cigaal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray Ayaa ka hadlay heshiishka ay kala sexeexdeen dawlada somaliya iy...
Friday, October 30, 2020
-
Daawo Muuqalka”Nuxurka Khudbadihii Ay Ka Jeediyeen Xaflada Madaxtooyada Mujaahid Axmed Mire Iyo Duuliye Sare Axmed Dheere
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Nuxurka Khudbadihii Ay Ka Jeediyeen Xaflada Madaxtooyada Mujaahid Axmed Mire Iyo Duuliye Sare Axmed Dheere
https://youtu.be/lzy4HnrV4Jo?t=161
...
Friday, October 30, 2020
-
Daawo Muuqaalada Guud Ee Munaasibada Madaxtooyada Loogu Sameeyey Duuliye Axmed Maxamed Xasan(Axmed Dheere)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalada Guud Ee Munaasibada Madaxtooyada Loogu Sameeyey Duuliye Axmed Maxamed Xasan(Axmed Dheere)
https://youtu.be/zwmiyyGcLXA?t=23
Berberatoday.com...
Friday, October 30, 2020
-
Dooni Qaxooti Sidday Oo Ku Degtay Badda U Dhaxeysa Faransiiska Iyo Ingiriiska.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dooni yar oo siday qaxooti kuwaasi oo kasoo baxay dalka France kuna sii jeeday waddanka UK.
Doonidan ayaa la sheegay inay degtay shalay xilli ay dabaylo xoogleh ka ...
Thursday, October 29, 2020
-
Muuqaalada Guud Ee Furitaanka Koobka Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay tartanka koobka gobollada dalka Somaliland oo maanta si rasmi ah uga furmay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Sta...
Thursday, October 29, 2020
-
Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga (Jimciyatul Axbaab) Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi ayaa waxa uu Bulshada ku booriyey inay si-weyn uga qayb-qaa...
Thursday, October 29, 2020
« Previous Page — Next Page »