-
“Xukuumadda Muuse Biixi Waa Inay Fuliso Qodobbada Suurtagalka Ka Ah Heshiiskii Khaatumo…” Baashe Cali Jaamac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Xukuumaddii hore Axmed-siillaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo, gaar ahaan xilka Wasiirka Wasaaradda Biyaha, haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay ...
Thursday, October 29, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqday In La Weyneeyo Xuska Dhalashada Nebi Muxamed (CSW)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku baaqday in kor lo qaado oo la weyneeyo Xuska dhalashada Nebigeenna suubban ee Muxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee, isla markaana waxay Cambaaraysay aflagaa...
Thursday, October 29, 2020
-
Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xalay Lagu Miray Abuukar Cawaale Qaadiid Uu Live-ka Kasoo Galay Qolka Uu Ka Daganaa Hutelka Casuura Ee Laascaanod”Daawo Muuqal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xalay Lagu Miray Abuukar Cawaale Qaadiid Uu Live-ka Kasoo Galay Qolka Uu Ka Daganaa Hutelka Casuura Ee Laascaanod"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Jo2O9-BqJ...
Wednesday, October 28, 2020
-
“Somaliland Saxbay Ku Tahay In Ay Ku Gacan Saydho, Heshiiska Farmaajo Iyo Wakiilka QM Ee Somaliya”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska Africa iy carabta ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee xiligan isagoo xukuumada madaxwayne biixi ku dhalii...
Wednesday, October 28, 2020
-
Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caasimada Hargaysa,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socda dalka jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka ciyaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimada hargaysa oo uu ku qaabiley dhigiisa ciyaaraha ee somaliland.
Waftigan ka s...
Wednesday, October 28, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo 3 Sano Oo Uu Xilka Hayay Wasaaradaha Qorshaynta & Biyaha Mid Walba U Magacaabay Afar Agaasime!
Kala Fogaanshaha Muddada Uu Xilka Hayay Iyo Tirada Agaasimayaasha Guud Ee Uu Bedelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Toddobaadkan xil ka qaadis iyo isku beddel kooban ku sameeyay qaar ka m...
Wednesday, October 28, 2020
-
Muddaharaad Ka d=Dhan Ah Dhaqan-xumada Madaxweynaha Faransiiska Oo Somaliland Ka Dhacay
Burco(Berberatoday.com)-Muddaharaad lagaga soo horjeedo Faransiiska, ayaa Boqolaal Dadweyne ahi ka sameeyeen waddooyinka xarunta gobolka Togdheer ee Burco ee dalka Somaliland. Waxaanay Dadka muddaharaadka ka qaybgalay oo qaarkood ...
Wednesday, October 28, 2020
-
Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Axmed Raabi Oo Ka Hadlay Awooda Xilkiisa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Axmed Raabi Oo Ka Hadlay Awooda Xilkiisa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/fk6Eh9YIMnc?t=86
Berbera...
Wednesday, October 28, 2020
-
Wafti Ka Socda Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Safarkooda”Daawo Muuqal
Gabiley(Berberatoday.com)-Wafti Ka Socda Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Safarkooda"Daawo Muuqal
https://youtu.be/i6n4pmKaVGA
Berberatoday.com...
Wednesday, October 28, 2020
-
“Ka Yeelimayno Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysay Haayadeheeda Iyo Kuwa Kale Ee Samafalka Sheegta Inay Noo Soo Qadaan Qorshe Iyo Amaro Xamar Laga Soo Bixiyay Kana Aqbalimayno Waana Xaraan”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Ka Yeelimayno Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysay Haayadeheeda Iyo Kuwa Kale Ee Samafalka Sheegta Inay Noo Soo Qadaan Qorshe Iyo Amaro Xamar Laga Soo Bixiyay Kana Aqbalimayno Waana Xaraan"Madaxweyne Muuse ...
Wednesday, October 28, 2020
« Previous Page — Next Page »