-
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Xog Waranka Xukuumadii Cabdiraxmaan Tuur & Caqabadihii Ka Horyimid Cigaal+Dagaalkii Sokeeye Ee 1994″Daawo Muuqal
“Aniga Waxaan Aaminsanahay Hadii Aanu Cabdiraxmaan Tuur Ku Xigin Xukuumadii Cigaal oo Dhibaato Adag kaga soo Baxay Adayg Iyo Samir In Aanay Somaliland Ka Baxdeen Dhibaato”Dr Gaboose.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi Dhina...
Wednesday, October 28, 2020
-
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Shaaciyey Inuu Isu Sharraxayo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa sheegay marka muddo-xileedkiisa SOLJA uu joogaa dhammaado 31-ka bisha 12-aad ee sannadkan 2020-ka, uu isu sharrixi...
Wednesday, October 28, 2020
-
Hay’adda UNICEF Oo Canbaaraysay Labo Kamid Ah Shaqaalaheeda Oo Lagu Dilay Muqdisho.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta Ee UNICEF ayaa cambaareysay Dil maanta magaalada Muqdisho loogu gaystay laba ka mid ah shaqaalaheeda Gargaarka bani’aadannimo.
Shaqaalahan oo ka...
Wednesday, October 28, 2020
-
Imaaraadka Oo Shuruudo Ku Soo Rogay Dadka U Safraya Dalkiisa Ee Ka Tagaya Dalal Somaliland Ka Mid Tahay
Dubai(Berberatoday.com)-Dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay soo saaray shuruudo kala duwan oo uu ku soo rogay dadka booqashada iyo shaqooyinka u tagaya dalkaas ee ka imanaya dalalka dunida iyo weliba kuwa u gudbaya dalal kale ee ...
Wednesday, October 28, 2020
-
Safiirka Shiinaha U Fadhiya Muqdisho Oo Kordhiyey Farriimaha Adag Ee Uu Warbaahinta U Mariyo Taiwan Oo Xafiis Ku Leh Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Shiinaha ayaa sii wadda Farriimaha adag ee Hawada u marinayso Taiwan, tan iyo markii ay xidhiidhka diblumaasiyadeed la samaysatay Jamhuuriyadda Somaliland.
Safiirka Magaalada Muqdisho ee Caas...
Wednesday, October 28, 2020
-
Waftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Dalka Uganda Oo Kulan La Yeeshay Raysal Wasaare Kuxigeenka Somaliya Iyo Dareenada Ka Dhashay!!
Kampala(Berberatoday.com)-Waftigii ka socday Somaliland ee maalmihii Udanbeeyay ku sugnaa dalka Uganda oo ay kaga qaybgalayeen Munaasibad lagu daahfuray Warshada sonkorta oo Ay dalka Uganda ka hirgalisay ganacsato Aamina oo kaso...
Wednesday, October 28, 2020
-
Isuduwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Xulka Kubada Kolayga Gobolka”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Isuduwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Xulka Kubada Kolayga Gobolka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/NCZ2LCPXj70
...
Tuesday, October 27, 2020
-
Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Maalinta Beriya Hargeysa Ka Furmaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa maalinta berri ah si rasmi ah uga bilaabmi doona koobkii gobaladii Somaliland , waxaana la filayaa inay ay furan masuulyiinta ugu sareysa xukuumada ...
Tuesday, October 27, 2020
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Lacagta Badan Oo Dalka Sharci-darro Lagu Soo Geliyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay qabteen Lacagta Madoow ee Doollarka ah, taas oo si sharci-darro ah dalka loo soo geliyey, isla markaana xaddigeedu dhan yahay Hal milyan oo Doollar.
Tal...
Tuesday, October 27, 2020
-
Hooyada Dhashay Fanaanka Qamar Suugaani Oo Ka Hadashay Xadhiga Wiilkeed”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyada Dhashay Fanaanka Qamar Suugaani Oo Ka Hadashay Xadhiga Wiilkeed"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Fx61wMrI63U?t=57
Berberatoday.com...
Tuesday, October 27, 2020
« Previous Page — Next Page »