-
Dhakhaatiir Belgian Ah Oo Iyagoo Qaba Fayraska Korona Loo Sheegay Inay Shaqadooda Wataan
Belgium(Berberatoday.com)-Ku dhawaad 25% shaqaalaha caafimaadka ee magaaladaas ayaa lagu soo warramay inay qaateen fasax kadib markii uu ku dhacay cudurka Covid-19.
Toban kamid ah cisbitaallada Liège ayaa hadda ka codsad...
Tuesday, October 27, 2020
-
Mulkiilaha Facebook Oo Laga Dalbaday Inuu Mamnuuco Baahinta Aflagaadooyinka Ka Dhanka Ah Diinta Islaamka!
Karchi(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Pakistaan Cimraan Khaan Ayaa warqad u qoray mulkiilaha shirkadda Faceboobka Mark Zuckerberg oo uu kaga codsanayo in shirkaddiisa laga Mamnuuco qoraallada ama hadallada ku saabsan islaa...
Tuesday, October 27, 2020
-
Loolanka China Iyo Maraykanka Ee Qaarada Africa Iyo Saameynta Uu Ku Yeelanayo Geeska Africa!! “
“Loolanka China Iyo Maraykanka Ee Qaarada Africa Waxa Uu ka Kooban Yahay Dhawr Qaybood Oo Kala Ah , Dhaqaale , Siyaasad Iyo Maalgashi , Halkee Uu Gobolka Geeska Africa Kaga Jiraa?Aqoonyahan Dhimbiil.
Hargeysa(Berberatoday.c...
Tuesday, October 27, 2020
-
Maamulihii Shirkada Amal Bank Jubaland Oo Kismaanyo Lagu Toogtay
Kismaanyo(Berberatoday.com)-Dablay Hubaysan ayaa magaalada Kismaanyo ku toogtay Maamulihii Amal Bank Marxuum Cabdilaahi Sheekh Cabdisalaan (shig shigow)kaasi oo ugeeriyooday rasaas ay la dhaceen
Maamulka jubbaland ayaa wali...
Tuesday, October 27, 2020
-
Dalka Bangladesh Oo Laga Sameeyay Isu Soo Bax Lagu Cambaareynayo Madaxweynaha Dalka Faransiiska Iyo Badeecada Dalkaasi Soosaaro Oo La Daadiyay
Dhaka(Berberatoday.com)-Bangladesh oo ah wadanka sadexaad ee ugu muslimiinta badan caalamka ayaa waxa ka dhacay Isu soo bax weyn oo lagu diidan yahay Aflagaadadii Madxweynaha Faransiiska Emanuel Macronee Suubanaheenna Mohammed S...
Tuesday, October 27, 2020
-
Xisbiga Ucid Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Waxka Qabasho La,aanta Xukuumada Ee Cabashada Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDSka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga cadaalada daryeelka Somaliland ee ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay cabashada markii labaad kasoo yeedhay qaarkamid ah haweenka la nool xanuunka HIV-AIDSKA Oo xukuu...
Tuesday, October 27, 2020
-
Fanaanka Qamar Sugaani Oo Lagu Xidhay Berbera Xili Uu Socdaal Kaga Yimi Muqdisho
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa magaalada Berbera ku xidhay Fanaanka Qamar Suugaani,
Fanaanka ayaa beryihii u danbeeyey ku sugnaa Magaalada Muqdisho waxaana la xidhay isaga oo safar dhulka ah kaga ...
Monday, October 26, 2020
-
Dowladda Somaliland Oo Hakisay Wada-xaajoodka Iyo Wada-tashiyada Khuseeya Mashaariicda UN-ka Ee Ka Socda Dalka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Hakisay dhammaanba Wixii wada-xaajood iyo wada-tashiyo ah ee la xidhiidha mashaariicda iyo hawlaha shaqo ee ay Hay’adaha Qaramada Midoobay ka fuliyaan dalka Soma...
Monday, October 26, 2020
-
Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Haweenka la Nool Xanuunka HIV-Aidska Eek u dhaqanka caasimada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasaarada caafimaadka oo ay sheegeen in ay hor joogsaday mushahar ay siin jirtay haayad...
Monday, October 26, 2020
-
Dalalka Islaamka Oo Laga Bilaabay Daadinta Iyo Inaan La Iibsan Badeecadaha Dalka Faransiisku Soo Saaro Iyo Sababta
Dunida(Berberatoday.com)-Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron uu cambaareeyey “islaamiyiinta”, wacadna ku maray “inaanu ...
Monday, October 26, 2020
« Previous Page — Next Page »