-
“Madaxwayne Safarkaagan Safarka Xiga Ka Bilow Buuhoodle”Ganacsade Maxamed Baarjeex.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Maxamed Baar Jeex oo kamid ahaa waxgaradkii Madaxwaynaha kusoo dhaweeyay deegaanada gobolka daad madheedh iyo maroodi jeex ayaa iga mahad celiyay safarka uu Kormeerka iyo ukuurgalinada ah ee uu...
Saturday, October 24, 2020
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxman Cirro Oo Sheegay In Laga Helay Caabuqa Covid19 Iyo Xaaladiisoo Uu Kawaramay
Helsinki(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo ku sugan dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Finland ayaa sheegay baadhintaan lagu sameeyay kadib in laga helay coronavirus
...
Friday, October 23, 2020
-
Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha 7aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu farriin wargelin ah u dirayaa guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qa...
Friday, October 23, 2020
-
“Waa In Lasoo Dhaweeyaa Dhalinta Fanka Ka Baxaysa”Sheekh Cabdiraxmaan Dheere”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in lasoo dhaweeyo dhalinyarada fanka ka baxaysa oo maalmihii danbeeyay soo badanayay
https://youtu.be/lhIknoz...
Friday, October 23, 2020
-
Dr Maxamud Yuusuf Cilmi Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Musharnimada Xubnaha Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil Iyo Xaflad Berbera Loogu Sameeyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Dr Maxamud Yuusuf Cilmi Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Musharnimada Xubnaha Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil Iyo Xaflad Berbera Loogu Sameeyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/gOje9Sm9DVU
&nbs...
Friday, October 23, 2020
-
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dad Lagu Soo Qabtay Xashiishay Ay Dalka Ka Beerayeen.
Hargeysaa(Berberatoday.com)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay hawl galo ay ciidamada boolisku fuliyeen oo lagu soo qab qabtay dad xashiishad ku beeray gudaha dalka iyo dhalinyaro ku hubaysa...
Friday, October 23, 2020
-
Magacyada Duuliyeyaashii Diyaaradihii Duqeeyey Hargaysa 1988 Iyo Qabaa’ilka Ay Kasoo Jeedaan Akhriso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xigmad uu reebay madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Mandela ayaa ahayd” Forgive, but never forget their names”, oo nuxur ahaan noqonaysa, in cadowgii dhibta kuu geystay aad saamixi karto, hasayeesh...
Friday, October 23, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigiisu Maxay Kala Kulmeen Oodweyne illaa Hargeysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigiisu Maxay Kala Kulmeen Oodweyne illaa Hargeysa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/8Ls-h_Ci6q8?t=237
https://youtu.be/vYA8t7uN64c?t=2
&n...
Friday, October 23, 2020
-
“Waxaan Dhibsadaa Markaan Maqlo Dhalinyarada Somaliland Oo Xamar Ushaqo Doonanaysa..”Xaaji Aadan-Baradho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muxaadiro ku saabsan Waddaniyadda oo lagu wacyi-gelinayo dhallinyarada Dugsiga sare ee Faarax Oomaar, ayaa maalintii Arbacada lagu qabtay Barxada Dugsigaasi.
Muxaadiradan oo dulucdeedu ahayd sidii dha...
Friday, October 23, 2020
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Dhaariyay Laba Xildhibaan Oo Kamid Noqon Doona Golaha Wakiilada Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa shalay xafiiskiisa ku dhaariyay laba mudane oo buuxiyay jagooyin ka banaa...
Friday, October 23, 2020
« Previous Page — Next Page »