|
Warar
-
Qaramada Midoobay Oo Application Cusub Usoo Saartay Xoola Dhaqatada Somalida.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayada qaramada midoobay ayaa maaliyiin dollar ku bixisay in application gaar loosoo saaro xoolaha dhaqatada Somaliland kaasi oo ay hirgalinayso haayada UNDP.
Application cusub ee loogu talo gala...
Sunday, October 25, 2020
-
Danaysi Gaar Ah Iyo Caaddifad Qabyaaladeed, Yaanay Innaga Leexin La-dagaalanka Khaayinul-Waddanniyiinta! FAALLO!!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadka khaayinul-waddanniyiinta ah ama ku Dhaca dambiga ah khiyaamo qaran, si isku mid ah ayuu dal Kasta oo calaamka ah ula dagaalamaa ama loola dhaqmaa, Waxaannu dal walba shuruucdiisa ku qeexaa waxa uu ...
Sunday, October 25, 2020
-
“Labadan Diyaaradood Waxaa Laysku Raacsan Yahay In Ay Sharci Inoogu Yimaadaan, Sida Ka Aynu Ku Wada Shaqayno Ethopian Airline Oo Kale..”Wasiir Sacad.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland Sacad Cali Shire ayaa wax laga waydiiyay halka uu ku danbeeyay heshiishkii somalland la gashay shirkada DPW Ee Dekeda Berbera isagoo sheegay in karada laga qaado...
Sunday, October 25, 2020
-
Xiisadda Ka Dhalatay Hadalkii Madaxweyne Trump Ee Biya Xidheenka Itoobiya Oo Cirka Isku Sii Shareertay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa ka dalbatay Mareykankaay inay sharaxaad ka bixiyaan hadal ka soo yeeray madaxwayne Donold Trump.
Qoraal ay soo saartay wasarada arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa lagu sheegay...
Sunday, October 25, 2020
-
Musharax Joe Biden Oo Soomaaliya Ka Saaraya Liis Madow Uu Hore U Geliyay Donald Trump
Washington(Berberatoday.com)-Machadka Heritage Foundation ayaa sheegay in Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden uu qorsheynayo in markii loo doorto xilka Madaxweynaha Mareykanka uu dalka Soomaaliya ka qaadi doono xayiraada ka s...
Sunday, October 25, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Magacaabis,Isku Bedelid Iyo Xil Ka Qaadist Ku Sameeyay Xukumadiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Magacaabis,Isku Bedelid Iyo Xil Ka Qaadist Ku Sameeyay Xukumadiisa
WAREEGTO MADAXWEYNE: 24 /10/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cab...
Saturday, October 24, 2020
-
Dood Adag Oo Dhex-martay Madaxweyne Donald Trump Iyo Joe Biden+Weedhihii Ugu Adkaa Ee Lays Weydaarsaday
Washington(Berberatoday.com)-Microphone-kii la xidhayay, ama hanjabaadii aheyd in la xidhi doono, ayaa u muuqanaysay inay shaqaysay. Dooddii labaad ee madaxtinimada, ayaa musharrixiinta Donald Trump iyo Joe Biden waxa ay ahaayee...
Saturday, October 24, 2020
-
Munaasibad Loogu Diyaar Garoobaya Xuska Dhalashadii Nabi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo.
Arabsiyo(Berberatoday.com)-Haweenka Ku dhaqan magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa qabtay munaasibad loogu diyaar garoobaya xuska iyo waynaynta dhalashadii Nabi Muxumed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee.
...
Saturday, October 24, 2020
-
Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Ugu baaqay Dowladda Federalka Inay Ilaaliso Xoriyada Hadalka, M
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ergeyga Gaarka ah Ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya, James Swan ayaa dawlada ugu baaqay in la ilaaliyo xorriyadda hadalka, ra’yiga, iyo isu imaatinka, xilli ay Soomaaliya isku diya...
Saturday, October 24, 2020
-
Siyaasi Cali Guray Oo U Ololeyanaya Inuu Dalka Yimaado Raisul Wasaare Kuxigeenkii Hore Ee Somaliya Maxamed Cumar Carte Oo Aabihii Xanuun Ujiifo Cisbataalka Haldoor
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali MaxamedYuusuf (Cali guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay sobobaha Dalka Somaliland yimaado loogu ogolaan karo Raysalwasaare Kuxigeenkii hore ee somaliya Maxamed Cumar C...
Saturday, October 24, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|