-
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Reer Haro Sheekh Ugu Bushaarayey Bilawga Jidka Burco Ilaa Oodweyne”Daawo Muuqal
Haro Sheekh(Berberatoday.com)-Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Reer Haro Sheekh Ugu Bushaarayey Bilawga Jidka Burco Ilaa Oodweyne"Daawo Muuqal
https://youtu.be/LVw_cSVhZT4?t=97
Be...
Friday, October 23, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Kusoo Guryo Noqday Caasimadda Hargeysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii heer qaran ee uu hoggaaminayey oo maalmahan safar shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa saaka kasoo ambabaxay magaalada Oodweyne ee xarun...
Friday, October 23, 2020
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Madaxdhaqameed Ka Socday Ismaamulka Somalida Itoobiya.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee subeer awal oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka sacad muuse iyo masuuliyiin kale oo katirsan Somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed kasoo kicitimay deegaanka ismaaa...
Friday, October 23, 2020
-
Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Inay Hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda Oo Saldhig Ka Dhiganaya Mid Ka Mid Ah Dalalka Geeska Afrika Ee Badda Leh.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee Ciidammada Itoobiya Jeneral Aadam Maxamed ayaa sheegay inay Dawladda Itoobiya hawl-gelinayso Ciidanka badda.
Taliyaha oo Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa wuxuu sheegay ...
Friday, October 23, 2020
-
Xukumada Oo Indhaha ku Haysa Siyaasiyiin Ku Qulqulaya Dubai Iyo Dareenka Lala Xidhiidhinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumadda madaxweyne Biixi ayaa si dhaw ula socota dhaqdhaqaaqa siyaasiyiin ku sii qulqulaya magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kuwaas oo ay u muuqato in ay arrimo siyaasadeed halkaasi u joogaan...
Thursday, October 22, 2020
-
Booliska Turkiga Oo Xidhay Nin Lagu Eedeeyey Inuu Basaas U Ahaa Imaaraadka Carabta
Ankara(Berberatoday.com)-Dowladda Turkey-ga, ayaa xidhay nin lagu eedeeyey inuu u jaajuusayey Imaaraadka Carabta, waxa sidaas baahiyey Taleefishinka dowladda ee TRT World.
Ahmed al-Astal, oo ah 45 jir Falastiini ah oo kasoo jee...
Thursday, October 22, 2020
-
Warbixin”Saamaynta Xanuunka Kuududiyuhu Ku Yeeshay Bulshada Gabiley Iyo Dhakhtar Ka Warramay”Daawo Muuqal
Gabiley(Berberatoday.com)-Xannuunka loogu magac-daray Kuduudiyaha oo ka jira gobollada Somaliland, sida ay Bulshadu ku warramayso, ayaa xilligan saameeyey Dadka, waxaana meelaha uu xannuunkani ka jiro ka mid ah magaalada Gabiley.
...
Thursday, October 22, 2020
-
Dadweynaha Oo Su’aalo Iska Waydiinaya Sababta Uu Wasiirka Arrimaha Guduhu Uga Hadhay Safarka Madaxweynaha Ee Gobollada Bariga!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadweynaha Caadiga ah ee Reer Somaliland iyo kuwo Siyaasadda Fallan-qeeya ayaa su’aalo iska waydiinaya Sababta uu Safarka Madaxweynaha ee Gobollada dalka uga maqan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha Md. Ma...
Thursday, October 22, 2020
-
Fanaan Maxamed Siciid Bk Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Ka Fadhiistay Fanka Iyo Sababta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka maxamed siciid Bk oo kamid ah dhalinyrada mudooyinkii danbe kusoo caan baxday fanka danbe kana mid ahaa xubnihii kusoo shaac baxay kooxda xidigaha geeska ayaa maanta shaaciyay in uu ka fadhiista...
Thursday, October 22, 2020
-
Guddida Wanaag Farista Oo Ka Digay Saamaynta Ay Baraha Bulshadu Ku Yeelanayaan Hab dhaqanka Dhallinyaradda!
Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddida wanaag farista iyo Xumaan reebista Somaliland ayaa fariimo wacy’gelin ah u direen guud ahaan dhalinyarada Somaliland.
Masuuliyiinta guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland u wa...
Thursday, October 22, 2020
« Previous Page — Next Page »