-
Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Ucid Prof. Axmed Cabdi Abyan Muuse Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo In Wada Hadalo Usocdaa Xisbigooda Iyo Siyaasiyiin Maxamud Xaashi Kamid Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay Shirweynihii Afraad ee Xisbul-xaakimka Kulmiye iyo siyaasiyiinta laga saaray markii Xisbiga dib u habaynta lagu sameeyay.
...
Thursday, October 22, 2020
-
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Goobaha Muhiimka Ah Ee Dalka Loogu Magac-Daro Muj Cabdiraxmaan Tuur”Daawo Muuqal
“Dr Gaboose Waan Ku Raacsanahay In Madaarka Berbera Loogu Magac Daro Muj Cabdiraxmaan Tuur, Iyo Goobo Kale Ee Muhiim Ahba”Siyaasi Sandoon.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Sandoon Xasan oo kamid ah Siyaasiyiinta Mad...
Thursday, October 22, 2020
-
Xaaji Aadan-Baradho Oo Muxaadiro Wacyi-gelin Ah Oo La Xidhiidha Wadaniyada Ujeediyey Ardayda Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaji Aadan-Baradho Oo Muxaadiro Wacyi-gelin Ah Oo La Xidhiidha Wadaniyada Ujeediyey Ardayda Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar"Daawo Muuqal\
https://youtu.be/dCMotgHf3mY?t=126
Berbe...
Thursday, October 22, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Ballaadhan Loogu Sameeyey Gobolka Daad-madheedh Iyo Deegaanno ku Teedsan”Daawo Muuqal
Oodweyne(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid gobollada dalka, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dha...
Wednesday, October 21, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Taariikhda Qoran Ee Qaranka Lagu Darayo Go’aankii Duuliye Axmed-dheere
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inay taariikhda ku dari doonaan geesinnimadii uu ku badbaadiyey Bulshada reer Hargeysa Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo...
Wednesday, October 21, 2020
-
Dawlada Jabuuti Oo Xidhtay Xuduudka Ay Somaliland La Wadaagto Iyo Sababta
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay Xidhay Xadka ay la wadaagto Somaliland, Walaacyo Kasoo kordhay dhinaca caafimaadka ah oo jira awgood.
Qoraal kasoo baxay dawlada Jabuuti ayaa lagu sheegay ...
Wednesday, October 21, 2020
-
Duuliyihii Diiday Inuu Duqeeyo Shacabka Hargeysa Oo Xogo Xasaasi ah Soo Bandhigay – Akhri/Daawo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka mid ahaa duuliyeyaashii Diyaaradihii Milleriga ee dowladdii Soomaaliya, isla markaana isagu diiday 13-kii Julay 1988-kii inuu ka qayb-qaato duqeyntii dhan...
Wednesday, October 21, 2020
-
Daryeelka Caafimaad Ee Madaxweynaha Mareyanka Ee Xanuunka Covid19 Oo La Barbardhigay Ka Dadka Caadiga Ah
”Haa ka cabsanin, waad ka guuleysan doonta”
Tani waxay ahayd talada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee uu u soo jeediyay dadka ka cabsi qaba in cudurka corona uu ku dhaco
Waxaa uu sidaasi sheegay waxyar un...
Wednesday, October 21, 2020
-
Taiwan Oo Dacwad Kusoo Oogtay Nin Amar Ku Bixiyay In La Toogto Budhcad Badeed Soomaali Ah’
Dacwad oogayaasha ku sugan Taiwan ayaa dacwad kusoo oogay kaptan la sheegay in uu amar ku bixiyay in la toogto rag soomaali ah oo looga shakiyay falal burcad badeenimo ah siddeed sano ka hor.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wa...
Wednesday, October 21, 2020
-
Maxadka Ibnu Baaz Berbera Ee Shareecad Islaamka Oo 25 Arday Ka Qalin Jabiyeen+Hooyooyin Caruur Korsanaya Oo Ardayda Kamida”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Maxadka Ibnu Baaz Berbera Ee Shareecad Islaamka oo 25 Arday Ka Qalin Jabiyeen+Hooyooyin Caruur Korsanaya Oo Ardayda Kamida"Daawo Muuqal
https://youtu.be/76UeQxkF6Gw
B...
Tuesday, October 20, 2020
« Previous Page — Next Page »