-
Ma Ogtahay Cilmiga Aynu Buugaagta Sida Fudud Uga Helno In Ay Jiraan Halyeeyo Naftooda U Sadqeeyey?
Perran Ros oo ah saynisyahan ku xeeldheer cilmiga xasharaadka oo u dhashay dalka Ustareeliya ayaa gacantiisa u dhigay kumannaan kaneeco ah oo qaniinaya, si uu u gaadho natiijada cilmibaadhis uu ku waday xal u helidda ka takhalusid...
Wednesday, October 14, 2020
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Dhiggiisa Dalka Taiwan Oo Farriimo Diblumaasiyadeed Oo Xiiso Leh Is-Dhaafsaday! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu qoray Madaxweyne ku xigeenka Som...
Wednesday, October 14, 2020
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Kufsi Iyo Dil Magaalada Burco Gabadh Loogu Gaystay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalilad maxamed kaahin ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay gabadh reer burco ah isagoo sheegay in aan marnaba la aqbalayn in ka odayaysa sharciga la marin doono e...
Wednesday, October 14, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Dhaliilay Safarkii Madaxwayne Biixi Ee Gobolada Galbeedka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Gobollada Galbeedka dalka.
Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga WADDANI Bashiir Cabdi Xariir oo ka hadlayey Munaasib...
Wednesday, October 14, 2020
-
Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool. L
Sool(Berberatoday.com)-Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland
Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ...
Wednesday, October 14, 2020
-
Kaaliyihii Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika Oo Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Qadiyadda Somaliland!
Hargeysa(BErberatoday.com)-Kaaliyihii Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dawladda Maraykanka u qaabilsanaa Qaaradda Afrika Sanadihii 1989-1993 Danjire Herman J. Cohen, ayaa Bulshada Caalamka ugu baaqay inay noqdaan Waaqiciyiin oo ay aq...
Wednesday, October 14, 2020
-
“Xildhibaanada Xashiishka Madaarka Berbera Nagu Haysta Waxaanu Leenahay War Ka Xishooda Xashiishka Aanu Waligayo Guri Jirnay Wixii Kaloo Dhan Baad Qaadateene”Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Kasoo Jeeda Beelaha Gabooye Ee Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Xildhibaanada Xashiishka Madaarka Berbera Nagu Haysta Waxaanu Leenahay War Ka Xishooda Xashiishka Aanu Waligayo Guri Jirnay Wixii Kaloo Dhan Baad Qaadateene"Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Kasoo Jeeda...
Wednesday, October 14, 2020
-
Halkee Ay Ku Sal Leedahay Xurgufta Siyaasadeed Ee Qoomiyada Tigray Iyo Xukuumada Federalka Ethiopia Ee Uu Hogaamiyo Dr Abiy?
Dalka Jamhuuriyada Federalka Ethiopia waxa taagan murug siyaasadeed oo isu badelay qaab qoomiyadeed waxaana uu si cad u soo muuqday afartii sanadood ee u dambeeyey, oo Ethiopia gudaheega ay ka bilaabmeen kacdoono isbadel doon ah...
Wednesday, October 14, 2020
-
“Laba Nin Oo Aan Talada Gali Jirin, Ayaa Midna Gudoomiye Xisbi Noqday, Midna Madaxweyne”Faysal Cali-waraabe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlayay madal ay dalada dhalinyarada Somaliland ee sonyo soo qaban qaabisay oo lagu soo bandhigayay buug ayaa farta ku fiiqay caqabadaha dhalinyarada Somaliland haysta iyo...
Wednesday, October 14, 2020
-
“Madaxweyne In Maanta Lagugu Tuhmo Aduun Aruursi Adigoo Cimri Jooga Cad-ceed Casar Joogta Ceeb Laguma Sagootiyo,Madaxweyne Haka Fakarin Inaad Qoyskaaga Qani Ka Dhigto Ee Ka Fakar Inaad Qarankaaga Qani Ka Dhigto”Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqal
"Saaxiibkay Madaxweyne Muuse Waxan Leeyahay Waxaad tahay nin weyn oo gu iyo garasho midna u dhinayn oo 70-aad jir ah, waxaad maanta garan weydey garan maayo goortaad garan doonto
..
Maanta madaxweyne in lagugu tuhmo aduun aruurs...
Wednesday, October 14, 2020
« Previous Page — Next Page »