Tottenham Oo NUS DARSAN Goolal Ah Ku Xasuuqday Man United”Daawo Muuqal
Uk(Berberatoday.com)-Tottenham ayaa guul raaxo leh ka soo gaartay 10 xiddig kooxda Manchester United ah, kaddib markii ay kaga soo adkaadeen 1-6, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kal...