Xiisad Ganacsi Oo Ka Dhex-qaraxday Dalalka Sacuudiga Iyo Turkiga
Riyad(Berberatoday.com)-Madaxa Rugta Ganacsiga ee Sacuudiga, ayaa ku baaqay in la qaaddaco wax soo saarka Turkiga iyada oo ay jiraan warbixino dhanka ganacsatada ah oo sheegaya in cadaawadda u dhaxeysa Ankara iyo Riyadh ay caqabad...