|
Warar
-
“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo Dhan”Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid siyaasiyiinta da,dayar ee hormuud ka ah dhalinyrada reer somaliland hanka leh ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in la furo ururada siyaasada oo wakhtigii l...
Thursday, October 8, 2020
-
Dawlada Fadaraalka Itoobiya Oo La Sheegay Inay Xidhiidhka Ujaraysa Gobolka Tigreega!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Itoobya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey go’aan xukuumadda federaal ka ah ka mamnuucaya in ay wax xidhiidh ama wadashaqayn ah la yeelato baarlamaanka iyo madaxda siyaasadda ee dawlad ...
Thursday, October 8, 2020
-
Amiirka Cusub Ee Dawladda Kuwait Oo Golaha Wasiirrada Ka Codsaday In Aanay Is-casilin
Kuwait City(Berberatoday.com)-Amiirka cusub ee Dawladda Kuwait ayaa Golaha Wasiirrada ee dalkaasi waydiistay inay Xafiisyada sii joogaan, ka dib markii uu Raysal-wasaaraha dalkaasi gudbiyey Iscasilaadda Xukuumaddiisa.
Raysal-wa...
Wednesday, October 7, 2020
-
Maxamed Binu Salmaan Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tegey Israa’iil.
Riyadh(Berberatoday.com)-Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa dhowr jeer booqasho qarsoodi ah ku tegey Israa’iil, sida ay tabiyeen warbaahinta bariga Dhexe.
Dadka indh-indheeya xaaladda gobolkaas aya...
Wednesday, October 7, 2020
-
Odayaasha Reer Sool Ah Oo Shirkada Ganacsiga Indha-deero Group Ku Eedeeyey Boobka Dhul Hargeysa Ku Yaal, Baaqna Direen Madaxweynaha”Daawo Muuqal
Laascaanood(Berberatoday.com)-Odoyaasha iyo Guurtida gobolka Sool oo maanta shir Jaraa’id ku qabtey magaalada Laascaanood, ayaa qaylo-dhaan ka soo saaray Dhul Wershedeed ku yaalla magaalada Hargeysa oo ay sheegeen inay dhac u ge...
Wednesday, October 7, 2020
-
Madaxweynaha Malawi Oo Ka Noqday Ballan-qaadkiisii Ololaha Ee Halka Milyan Ee Shaqo
Malawi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Malawi Lazarus Chakwera, ayaa ka noqday Ballanqaadkii uu ku ololeeyay ee ahaa inuu abuur Hal milyan oo shaqo, isaga oo sheegay in ay xukuumaddu shaqaalaysiin karto 200,000 qof.
Mada...
Wednesday, October 7, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Baaq Garnaqsi Ah U Diray Beesha Caalamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland,Muuse ayaa baaq garnaqsi iyo hogo-tusaalayn ah u diray beesha caalamka ee ka caga-jiidaysa horumarka iyo dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland ka hana qaadday.
...
Wednesday, October 7, 2020
-
Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka Oo Dhamaantood Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabada gobolada somaliland oo hore uga mid ahaan jiray golaha dhexe ee xisbiga kulmiye aya shirwaynihii maanta lagu go,aamiyay gabi ahaanba laga saaro golaha dhexe iyadoo sobob looga dhigay in ay...
Wednesday, October 7, 2020
-
Proff. Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Sobobta Ku kaliftay In Jabhadii Khaatumo Heshiis La Gasho Xukuumada Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof cali khaliif galaydh ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta jabhadii khaatumo ay wadahadalka ula furtay xukuumadii axmed siilaanyo ee Somaliland Sidoo kale prof cali khaliif ayaa ka hadlay arimo door a...
Wednesday, October 7, 2020
-
Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Laga Reebay Xubin Mihiima Oo Kamida Asaasayaashii Xisbigaas OO Gobolka Awdal Kasoo Jeeda
Xubinta Ku Cusub Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ku Wacad Furay Prof Ibraahin Aadan Qaalib Oo Ka Mida Ahaa Hormoodkii Ku Suntanaa Guushii Xisbiga ee Gobolka Awdal.
Tan Iyo Markii La Aas Aasa...
Wednesday, October 7, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|