|
Warar
-
Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Soo Magacaabo Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Iyo Inuu Shaandhayn Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirrada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu soo Magacaabo Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye, ka dib markii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye uu wax ka ...
Thursday, October 8, 2020
-
War Deg Deg Ah”Alle Ha Unaxariisto Profesor Cali Khaliif Galaydh Oo Jigjiga Ku Geeriyooday
Jigjiga(Berberatoday.com)-Allaah ha u naxariistee waxa Maanta Geeriyooday Madaxweynihii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh.
Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida I...
Thursday, October 8, 2020
-
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay, Kana Dooday Xeerka Gaadiidka Iyo Waddo Marista.
WAR-SAXAAFADEED: 08/10/2020
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay, Kana Dooday Xeerka Gaadiidka Iyo Waddo Marista.
Fadhigii 65aad ee golaha w...
Thursday, October 8, 2020
-
Al-Shabaab Oo Siidaayay Dhakhaatiir Madax-furasho Ugu Xidhnaa
Muqdisho(Berberatoday.com)-Al-Shabaab ayaa sii deysay labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba kuwaas oo ay sannadkii hore ka afduubteen magaalada Mandera, gobolka Waqooyi-bari Kenya.
Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AP...
Thursday, October 8, 2020
-
Daraasad: Maxaa Bisha September Ka Dhigay Bisha Ugu Kulul Dunidda?
Berbera(Berberatoday.com)-September waxay ahayd bishii ugu kululeyd dunida, sida laga soo xigtay ha`adaha saadaasha hawada.Waxay qiyaastii cabbir ahaan 0.05C ka kululeyd bishii September sanadkii hore.
Saynis yahannada ayaa sheeg...
Thursday, October 8, 2020
-
Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Horyaalka Yurub Iyo Ronaldo Iyo Messi Oo Boodhka Lagu Qasay
Xilli ciyaareedka 2020-21 ayaa dhawaan si rasmi ah u bilaabmay, si lamid ah sida ay u bilaabmeen horyaalada ugu waaweyn Yurub waxa sidoo kale bilaabmay tartamada shaqsiga ah oo ay ugu horreyso dhinaca gool dhalintu.
Waxa ha...
Thursday, October 8, 2020
-
Dawlada Shiinaha Oo Loogu Baaqay In Ay Joojiso Cadaadiska Uu Ku Hayo Muslimiinta Uighurs,
China(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa loogu baaqay in uu joojiyo cadaadiska uu ku hayo muslimiinta laga tirada badan yahay ee shiinaha.
39 dawladood ayaa shiinaha cadaadis ku saaray in ay joojiso cadaadiska ay ku ha...
Thursday, October 8, 2020
-
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Kulmay Baarlamaanka Sweden
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan xarunta barlamaanka kula qaatay xubno ka tirsan Xildhibaanada Sweden.
Mudanayaasha Xisbiga Socail...
Thursday, October 8, 2020
-
Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Qaab-cilmiyeysan U Sharraxay Qaab-dhismeedka Xisbiyadda Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa eedaymo culus u jeediyay sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani.
Siyaasi Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in ...
Thursday, October 8, 2020
-
Agaasimayaasha Guud Ma Shaqaale Dowleed Baa, Mise Waa Xilal Siyaasadeed?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Ayàa si toos ah Uga jawaabay su’aashan sare ku xusan Isagoo Mawduucan laba jeer si rasmi ah uga hadlay oo kala ahaa mar uu mucaarid ahaa xi...
Thursday, October 8, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|