|
Warar
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Beeniyay In Laga Saaray Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye!
“Waxaan Uga Digayaa Dadka Faafinaya Wararka Beenta Ah, In Ka Waantoobaan Baahinta Warar Aanay Hubin”Maayarka Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku ...
Saturday, October 10, 2020
-
Muran Ka Taagan Xubnaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Xubno Daaqada Laga Saaray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa dhawaan ansixiyey Xubnaha Golaha Dhexe oo tiradoodu gaadhaysay 234 xubnood oo aan magacyadooda la shaacin.
Xubnaha oo ahayd in magacyadooda la shaac...
Friday, October 9, 2020
-
Halkan Ka Akhriso Taariikh Nololeedka Marxuum Cali Khaliif Galaydh Oo Kooban
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cali Khaliif Galaydh waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool 15 October, 1941-kii, halkaas oo uu ku soo qaatay qaybihiisii hore ee noloshiisa dhalinyarnimo iyo waxbarashada aasaasig...
Friday, October 9, 2020
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Geerida Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Aragtidiisii Somaliland Dhamaystiran,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali Waraabe ayaa tacsi udiray shacabka somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum cali khaliif galaydh oo maanta ku geeriyooday magaalada jig jiga ee i...
Friday, October 9, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Muxuu ka yidhi Geerida Siyaasi Cali Khaliif Galeydh?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Allaah ha u naxariistee geerida Prof: Cali Khaliif Galeydh oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida Ethi...
Friday, October 9, 2020
-
Guddi Dowlad-deegaanka Soomaalidu u Saartay Geerida Prof: Galaydh Oo Shaacisay Sababta Geeridiisa Iyo Halka Lagu Aasayo
Jigjiga(Berberatoday.com)-Guddi uu Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya u xilsaaray baadhitaanka waxa sababay geerida Ra’iisal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof: Cali Khaliif Galaydh oo gelinkii hore ee Khamiitii m...
Friday, October 9, 2020
-
“AHN Eh Geerida Cali Khaliif Galaydh Naxdin Wayn Kuma Aha, Kuwa Beenta Iyo Khiyaamada U Yaqaan Siyaasadda” Cali Guray.
Somaliland La Wada Leeyahay: Halku Dheggii Marxuun Cali Khaliif”Siyaasi Cali Guray
AHN Eh Geerida Cali Khaliif Galaydh Naxdin Wayn Kuma Aha Kuwa Beenta Iyo khiyaamada u yaqaan siyaasadda ee iyagu laasimay Ee dhaqanka ay u noq...
Friday, October 9, 2020
-
Sheekh Aadan-siiro Oo Baarlamaanka Ku Bogaadiyey Inay Xeerka Doorashada Ka Saareen Kootada Haweenka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro) oo ka mid ah Culimada Waaweyn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay Xeerka Doorashooyinka oo laga reebay Kootada Haweenka, waxaanu arrintaa ku boga...
Thursday, October 8, 2020
-
“Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu Ahaa Shakhsiyad Caan Ka Ah Dhulka Soomaalida ,Wuxuu Ahaa Aqoonyahan Professor Ahaa ,Siyaasi ,Iyo Weliba Dhaqan-yaqaan”W/Q Axmed Siciid Cige
T A C S I
Ilaahay ha u naxariisto Cali Khaliif Gallaydh oo geeridiisa maanta 8/10/2020 duhurkii la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday magaalada Jigjiga oo uu safar gaaban ku joogay , isagoo sanadihii danbe deganaa magaalada hargeysa ...
Thursday, October 8, 2020
-
Waddani Oo Dacwad Ka Gudbiyey Shaqaale Ka Qeyb Galay Shir Weynihii Kulmiye”Daawo Muuqa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waddani Oo Dacwad Ka Gudbiyey Shaqaale Ka Qeyb Galay Shir Weynihii Kulmiye"Daawo Muuqa
https://youtu.be/0AFG8Xnl93E
Berberatoday.com...
Thursday, October 8, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|