-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Daraasad Lagu Sameynaayay Wadad Lawyacado, Borama Iyo Fardaha”Daawo Muuqal
Lawyacado(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Daraasad Lagu Sameynaayay Wadad Lawyacado, Borama Iyo Fardaha"Daawo Muuqal
https://youtu.be/MiF2LIMpm_4
&...
Sunday, September 27, 2020
-
“Xisbiyada Waxaynu U Samaysanay Inaynu Kaga Gudubno Nidaamka Qabyaaladda..”Xildhibaan Nacnac
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Madax-dhaqameedka Somaliland uga digay inay ku milmaan Siyaasadda, kuna hadlaan hadalo umadda kala f...
Sunday, September 27, 2020
-
Dedaallo La Doonayay In La Isugu Soo Dhaweeyo Madaxweyne Ku-xigeenka & Wasiir Saajin Oo Guul-daraystay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa lagu guul-daraystay in la isku soo dhaweeyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Md. Maxamed Xasan Sacad (Saajin) ...
Sunday, September 27, 2020
-
Ganacsade Reer Borama Ah Oo Ka Cawday Ciidamo Boolis Ah Oo Gurigiisa Ugu Daatay Goor Habeenimo Ah”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Ganacsade Reer Borama Ah Oo Ka Cawday Ciidamo Boolis Ah oo Gurigiisa Ugu Daatay Goor Habeenimo Ah"Daawo Muuqal
https://youtu.be/PaiQuEoHkjw
Berberatoday.com...
Sunday, September 27, 2020
-
Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Caasimada Somaliand Oo La layeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tvga Codka Bariga Africa ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Wakiilka dalka ingiriiska ufadhiya caasimada somaliland ee hargaysa Kaasi lagula yeeshay luuqada engiriisiga ah.
Sidoo kale Wa...
Sunday, September 27, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Loogu Baaqay Inay Aqoonsato Goobo Taariikhi Ah Oo Buurta Laasgeel Ee Somaliland Ku Jirto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khubaro ku xeel-dheer cilmiga Aataarta Qadiimiga ah ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay in la aqoonsado Goobo Taariikhi ah oo ku yaalla qaaradda Afrika, kuwaaas oo ay ka mid tahay Aataarta Qadiimiga ah ee ...
Saturday, September 26, 2020
-
Ha’yadda Lacagta Adduunka Oo Ka Hadashay Shuruudaha Dayn-cafinta Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa waxaa looga hadlay kulamo looga hadlayay arrimaha deyn-cafinta iyo dadaallada Soomaaliya ay ugu jirto sidii qorshaha horyaalla ay u fulin l...
Saturday, September 26, 2020
-
Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo U Ololaynaya Wasiir Saajin Inuu Ku Fadhiisto Kursiga Afraad Ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo uu keebiga soo saaran yahay wakhtigii loo qoondeeyey inuu Magaalada Hargeysa uu ka furmo shir weynihii afraad ee Xisbiga KULMIYE,islamarkaana ay inta badan qateen kaadhadhkii ergooyinka ka qayb-...
Saturday, September 26, 2020
-
Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Xaflada Balaadhan Ku Shaacisay Musharaxnimadeeda Golaha Wakiilada Iyo Taageerayaal Badan Oo Usacaba tumay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Xaflada Balaadhan Ku Shaacisay Musharaxnimadeeda Golaha Wakiilada Iyo Taageerayaal Badan Oo Usacaba tumay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/tWoGdZgoIok
&...
Saturday, September 26, 2020
-
“Muusoow Ganacsiga Faraha Ka Qaad Oo Shirkaddaha Diyaaraddaha Iyo 11 Shirkaddood Ee Shidaalka Keena Faraha Ka Qaad”Boqor Buurmadaw”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Muusoow Ganacsiga Faraha Ka Qaad Oo Shirkaddaha Diyaaraddaha Iyo 11 Shirkaddood Ee Shidaalka Keena Faraha Ka Qaad"Boqor Buurmadaw"Daawo Muuqal
https://youtu.be/eDaKhj7rQDE
&n...
Saturday, September 26, 2020
« Previous Page — Next Page »