|
Warar
-
”Waad Geftee Bukhaarow Hadalku Kuuma Soo Gelin”Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye Oo Xildhibaan Bukhaari Ujawaabay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan waabeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo jawaab aan meel haysan oo xildhibaan bukhaari kaga dareen celiyay eedihii ex wasiir maxamuud xaashi...
Thursday, September 10, 2020
-
Dib U Milicso Heshiiskii Burco Kudhemaray Labada Beelood Ee Jeegaanta Ee Muuse Biixi Lagu Taageerayay
Madax-dhaqameedka Galbeedka Hargaysa iyo Madax-dhaqameedka Bariga Burco, ayaa wakhtigii olollaha doorashadii Madaxtooyada Somaliland Shir ay Magaalada Burco ku wada yeesheen waxay ku heshiiyeen qoddobo dhawr ah, kuwaas oo uu kam...
Thursday, September 10, 2020
-
Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdiraxmaan Seylici
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan garnaqsi siyaasadeed ah oo dabada ku haya xaaladda xisbiga KULMIYE ayaa shalay qasriga Madaxtooyada Somaliland ku dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Ca...
Thursday, September 10, 2020
-
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Somaliland Uleedahay Xafiis Diblamaasiyadeed Ee Ay Ka Furatay Dalka Tiawan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo habka muuqalka kaga qaybgalay munaasibad lagu furayay xafiiska diblamaasiyadeed ee jamhuuriyada Somaliland ku yeelanayso Dalka Tiawan Oo maan...
Thursday, September 10, 2020
-
“Waxay Iila Muuqataa In Maxamuud Xaashi Baqay, Oo Uu Kusoo Dhici Waayay Tartarka, Balse Aanay Jirin Cilad Kale”Gudoomiye Cabdikariim Xinif.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Ee Shirwaynaha Afraad Ee Xisbiga kulmiye Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” ahna gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayasha qaranka ayaa ka jawaabay eedo uu si...
Thursday, September 10, 2020
-
Gobolka Tigrey Ee Itoobiya Oo Ay Ka Qabsoontay Doorashada Codbixineed Iyo Raysal Wasaare Abiy Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gobolka tigreey ee fadaraalka dalka itoobiya ayaa ka bilaabatay doorashada codbixiyaashu kuwaasi oo safaf dhaareed ugalay 2600 oo goobood oo loo asteeyay in ay shacabku codkooda ka dhiibtaa taasi oo...
Thursday, September 10, 2020
-
Xildhibaan Ku Baaqay In La Sameeyo Wax Soo-saar Lagaga Maarmo Waxyaabaha Dibedda Laga Soo Dhoofiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa ku baaqay in xooga la saaro wax soo saarka dalka, si looga maarmo in dalka dibadiisa wax looga keeno.
Xildhibaan Ma...
Wednesday, September 9, 2020
-
Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedihii Maxamud Xaashi Ujeediyay Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedihii Maxamud Xaashi Ujeediyay Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo Muuqal
Berberatoday.com...
Wednesday, September 9, 2020
-
Wargeyska Telegraph Oo Sheegay In China Wado Daan-Daansi Dhinaca Badda Ah Oo Ka Dhan Ah Somaliland
China(Berberatoday.com)-Wargeyska Telegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shalay baahiyay qormo dheer oo uu ka qoray xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan iyo walaaca dalka Shiinaha.
Wargeysku, wuxuu qoray warbixin uu ciwaa...
Wednesday, September 9, 2020
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shir Ay Qabsanayaan Laba Beelood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay in laba beelood oo ka mid ahi shir ku qabsan doonaan Balli-gubadle. Islamarkaanna labaadda beelood shirkoodda kaga ...
Wednesday, September 9, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|