-
Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka maroodi jeex Cali Suudi Ayaa kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magalada hargaysa kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii maxkamadu xogogaal ugu noqon lahayd xaaladaha...
Wednesday, August 26, 2020
-
“Loo Joojin Maayo, Cid Neceb Iyo Cid Jecelba, Doorasho Way Dhacaysaa Qabiilka Hala Joojiyo”Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa soo dhaweeyay hadalkii madaxwayne biixi ee uu kaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo xiliga ay qabsoomayaan isagoo soo dhaweeyay kuna tilmaamay in ay...
Wednesday, August 26, 2020
-
Wasaarada Waxbarashada Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Iyo Kuwa Dawlada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland ayaa soo saarat amaro la xidhiidhka manhajka waxbarashada isagoo dugsiyada gaar loo leeyahay faray in ay fuliyaan awaamiirtaasi
Si...
Wednesday, August 26, 2020
-
“Madaxwayne Aduunyadu Waxba Matarto, Ee Magac Ka Tag Oo Maantida Bacadka Wadhan Ka Dul Qaad Culayska Iyo Cagajuglaynta”Mujaahid Ibraahim Abees”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Aadan Cismaan (Abees) ayaa ka Hadlay Tacadiga uu madaxwayne biix ku hayo qoysaska degan Buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo wkhtiga xaadirkan Dhulkoodii xoog ciidan lagaga raray...
Wednesday, August 26, 2020
-
“Ergo Nabadeed Ayaanu Inimi Ceerigaabo Ergadayadii May Fulin Nalama Aqbalin Taas Waad Noo Ogaanaysaan Reer Ceeraabaw”Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-ergo Nabadeed oo kasoo jeeda Beelaha Subeer Awal oo Todobaadadii udanbeeyay Ceerigaabo ujoogay xal uhelida dil ka dhacay sanadkii 2016kii magaalada Berbera uu ku baxay Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka...
Tuesday, August 25, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Uhoreysay Ka Hadlay Sababta Haweenku Xilal Badan Uga Qaban Waayeen Xukuumaddiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horraysay ka hadlay sababta keentay in haweenka oo ololihii Doorashadii ee Kulmiye ka soo qaatay kaalinta ugu ballaadhan ay xilal tiro badan ...
Tuesday, August 25, 2020
-
Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Sudan”Daawo Muuqal
Khartoum(Berberatoday.com)--Raysal wasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed ayaa booshaqo ku tagay dalka sudan halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madaxda ugu saraysa dalka sudan
https://youtu.be/6iturIUjyUQ
 ...
Tuesday, August 25, 2020
-
Dawlada Denmarka Oo Qorsheynaysa Inay Warshada Kaluun Xeebaha Somaliland Ka Sameysato
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Horumarinta ee Dalka Denmark Mr. Christian Friis oo Maalmihii u dambeeyay Safar ku joogay Somaliland ayaa ka warramay Ujeeddada socdaalkiisa iyo kulamo uu la yeeshay Madaxweyne Biixi ...
Tuesday, August 25, 2020
-
Jamaal Jaamac Cali Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Xilkii Kala Wareegay Isuduwihii Hore Anwar Xasan Ibraahim”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Jamaal Jaamac Cali Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Xilkii Kala Wareegay Isuduwihii Hore Anwar Xasan Ibraahim"Daawo Muuqal
https://youtu.be/XhDcFyAnM4c
...
Tuesday, August 25, 2020
-
Madaxweynaha Oo Kulan la qaatay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland.
Guddida Komishanka doorashoo...
Tuesday, August 25, 2020
« Previous Page — Next Page »