-
Xukumada Sudan Oo Shaqadii Ka Caydhisay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Debeda Dalkaas Oo Ka Hadlay Xidhiidh Dawladiisu La Sameyn Doonto Israa,il Iyo Waxay Xukumada Somaliland Ka Baran Karto
Khartoum(Berberatoday.com)-Dawlada dalka Sudan ayaa shaqadii ka caydhisay afhayeenkii Wasaarada Arimaha Debeda ee Xukumada Khartoum Haydar Badawi kadib markii uu ka hadlay arimo diblomaasiyadeed aan loo igman xukumadiisuna aanay r...
Wednesday, August 19, 2020
-
Shiinaha Iyo Soomaaliya Way Ku Karaamo Seegayaan Dagaalka Ay Kula Jiraan Somaliland Iyo Taiwan!Faallo.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Shiinaha Ee Uu Hoggaamiyo Xisbiga Shuuciga ah iyo dowladda aan iskeed isku maamulin ee Soomaaliya, ayaa si isku mid ah uga qayliyey xafiiska ay Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan) sida rasmiga ah ug...
Wednesday, August 19, 2020
-
Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Shaacisay Hoos Dhac Ku Yimid Dakhligii Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo hortagay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa shaaciyay in hoos udhac kuyimid miisaaniyad sanad 2020 kadib saamaynta covid19,kacdoonada dalka itoobiya oo saameeyey k...
Wednesday, August 19, 2020
-
Musharaxiinta Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Shuruudo Adag Oo Culays Maaliyadeed Wata Lagu Xidhay Iyo Ragii Soo Hanqal Taagayay Oo Loo Quus Gooyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxiinta Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Shuruudo Adag Oo Culays Maaliyadeed Wata Lagu Xidhay Iyo Ragii Soo Hanqal Taagayay Oo Loo Quus Gooyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/rnL3i6VqZ0E
&...
Wednesday, August 19, 2020
-
Raysal Wasaare Abiy Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Uu Kamid Yahay Saaxibkiisii Guusha Lamma Magase.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa Dhowr Wasiir oo si weyn uga soo horjeeday aragtidiisa ku aadan maamulka dalka. Xilalkii ka qaaday isagoo kuwo cusubna magacaabay
Wasiirada uu xilka...
Wednesday, August 19, 2020
-
Beel Kamida Labadii Berelood Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Deeganka Beeyo Macaan Ee Bariga Saaxil Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Tilmaamay Masuul Aan Xalka Nabad Deegaankaas Lagu Halayn Karin”Daawo Muuqal
Saaxil(Berberatoday.com)-Beel Kamida Labadii Berelood Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Deeganka Beeyo Macaan Ee Bariga Saaxil Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Tilmaamay Masuul Aan Xalka Nabad Deegaankaas Lagu Halayn Kari...
Wednesday, August 19, 2020
-
Wasiir Axmed Shide Oo La Gudoonsiiyay Bilada Wasiirka Maaliyadda Ee Qaarada Afrika Ugu Wanaagsan.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Majaladda African Leadership Magazine Ayaa Wasiirka Maaliyadda Dalka Itoobiya Axmed Shide u Aqoonsan Tahay inay siiso Billadda Wasiirka Maaliyadda ee Afrika ugu wanaagsan sannadkii 2020.
War-...
Wednesday, August 19, 2020
-
Kooxda PSG Oo Iska Xaadirisay Finalka Champion League Kadib Markay Ku Durdurisay Kooxda Yar Ee RB Leipzig Oo Markii Uhoreysay Halkaas Soo Gaadhay
Lispon(Berberatoday.com)-PSG ayaa jaratay tikitka finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay si raaxo leh kaga adkaatay kooxda RB Leipzig 3-0, kulankii wareega afar dhamaadka Champions L...
Wednesday, August 19, 2020
-
Roobab Laxaadle Oo Ka Da,ay Magaalada Balli-gubadle Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Balligubadle(Berberatoday.com)-Roobab laxaadle oo dabaylo watay oo ka da,ay magaalada ballaygubadle ee gobolka hawd ayaa khasaare kala duwan soo gaadhsiiyay dhismayaal kamid kuwa magaalaada sidookale roobab ayaa wax khasaare soo g...
Wednesday, August 19, 2020
-
“Tv-ga Astaan Waxa Iska Leh Ninka Layidhaa Fahad Yasin Ee Sirdoonka Somaliya Haysta NISA Waa Ninka Madaxweynayaasha Somaliya Soo Saara Haddana Wuxu Soo Wadaa Madaxweynihii Sadexaad”Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Tv-ga Astaan Waxa Iska Leh Oo Share-ka Ugu Badan Leh Ninka Layidhaa Fahad Yasin Ee Sirdoonka Somaliya Haysta NISA Waa Ninka Madaxweynayaasha Somaliya Soo Saara Xasan Sheekh Isagaa Keenay Farmaajana Isag...
Tuesday, August 18, 2020
« Previous Page — Next Page »