-
Waa Maxay Xanta Suuqqa Ee Xisbiga Kulmiye.
Waxa soo baxaya xogo laga helayo shir-weynaha xisbiga kulmiye ee dhacaya 4-ta bisha 10aad ee 2020
Ugu horeyn xisbigu waxa uu gowracay siyaasiyiintii bilaa-hanka ahayd ee hebel ku xumeeda u hadli jiray oo warkoodu soo afjarmi do...
Thursday, August 20, 2020
-
Suldaan Daakir Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Jabuuti Kana Digay Takoor Lagu Sameeyo Beeshiisa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Daakir Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Jabuuti Kana Digay Takoor Lagu Sameeyo Beeshiisa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/beuDDKbF4G8
Berberatoda...
Thursday, August 20, 2020
-
Tahriibayaal Badan Oo Ku Dhintay Xeebta Dalka Liibiya.
Liibiya(Berberatoday.com)-Hay’adaha UNHCR iyo IOM ayaa Arbacadii shalay qeylo-dhaan kasoo saaray xaalada Tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya.
Isniintii lasoo dhaafay ayey 45 qof oo Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan 5 carruur ...
Thursday, August 20, 2020
-
Hay’ad Caalamiya Oo Sheegtay In Hubka Iiran Siiso Xuutiyiinta Yemen Loo Iibgeeyo Soomaaliya
Yemen(Berberatoday.com)-Barnaamijka caalamiga ah ee dambiyada abaabulan, ayaa sheegay in ay heleen caddaymo la rumeysan karo oo sheegaya in waddanka Iiraan ay hub siiso mucaaradka sokeeye ee Yemen, laakiin shabakadaha dambiilayaas...
Thursday, August 20, 2020
-
Daawo Muuqalka”Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartey Arinta Saami Qeybsiga Iyo Doorashooyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartey Arinta Saami Qeybsiga Iyo Doorashooyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
https://youtu.be/Op-23GwcgS8
&...
Thursday, August 20, 2020
-
“Beeshayada Tacaddi Laguma Hayee Anagaa Nalaga Rabaa Xalka Lagaga Baxayo Cadaadiska Yar Ee Jira, Qiiro Wakhti Kooban Soconaysana Laguma Suulin Karo”Suldaan Abu Suufiyaan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Beeshayada Tacaddi Laguma Hayee Anagaa Nalaga Rabaa Xalka Lagaga Baxayo Cadaadiska Yar Ee Jira, Qiiro Wakhti Kooban Soconaysana Laguma Suulin Karo"Suldaan Abu Suufiyaan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/...
Thursday, August 20, 2020
-
“Wax Kasta Oo Lid Ku Ah Dhaqankeena Suuban Ee Diinteena Islaamku Inoo Jidaysay Aynu Ka Hortagno…”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka digay wax kasta oo khatar ku ah nabadgalyada, xasilooni darana keenaya, waxaanu ku baaqay in nabadda la ...
Thursday, August 20, 2020
-
Somaliland Oo Sheegtay In Dhawaaqyada Ka Soo Baxaya Soomaaliya Yihiin Kuwo Bulshada Caalamka Lagu Marin-habaabinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku cambaaraysay Xafiiska diblumaasiyadeed...
Thursday, August 20, 2020
-
Dawladda Shiinaha Oo Si Cadho Leh Uga Hadashay Xafiiska Ay Taiwan Ka Furatay Somaliland,
China(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Dadka Ee Shiinaha ayaa ka hadashay Safaaradda Dalka Taiwan uu Toddobaadkan ka furtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Shiinaha Zhao Lijian oo...
Thursday, August 20, 2020
-
”Ma Ogoli In La Siyaasadeeyo Khudbadeyda” Sh. Ismaaciil Dheeg.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Ismaaciil Dheeg oo ka mid ah culimadda dalka, ayaa sheegay in aannu ogolayn in la siyaasadeeyo khudbadaha uu jimcihii ka gallo masaajidka. Islamarkaan wuxuu sheegay in aannu wax eedayn ah u jeedin...
Thursday, August 20, 2020
« Previous Page — Next Page »