-
Dawlada Taiwan Oo U Jawaabtay Somaliya Iyo China Oo Ka Xumaaday Xidhiidhka Ay Wada Yeesheen Somaliland.
Tapie(Berberatoday.com)-Dawlada Tiawan ayaa jawaab kulul siiyay dalalka somaliya iyo china oo dhaleeceeyay xidhiidhka ay dalka tiawan wada yeesheen jamhuuriyada Somaliland iyo tiawan.
Sidoo kale dawlada tiawan ayaa ka hadas...
Friday, August 21, 2020
-
“Guddiyada Farsamo Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Dib Ha U Bilaabaan Shirkooda”Midowga Africa. N
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir dhacay xarunta qaramada midoobay oo lagaga hadlay xaalada somaliya ayaa lagu soo hadal qaadau muhiimada wadahadaladii somaliland iyo somaliland
Wakiilka midowga africa uqaabilsay somaliya ayaa ka...
Friday, August 21, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Ka Maqnaansha Puntland & Jubaland Ee Shirka Dhuusamareeb 3
New York(Berberatoday.com)-Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya Ambassador James Swan, ayaa arrin laga xumaado ku tilmaamay in Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubaland diidaan codsiyo isdaba-joog ah oo ay ka helee...
Friday, August 21, 2020
-
”Somalida Iyo Somaliland Waxa Xaq Loogu Leeyahay Magtii Gabooye”Caaqil Rashiid Jaambiir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil Rashiid Jaambiir oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay arinta haybsooca iyo dhibta loogu gaystyay beelaha gabooye isagoo sheegay in dadka somalida iyo Somaliland xaq loogu leeyaha...
Friday, August 21, 2020
-
“Dal Dumay Waa La Dhisaa Laakiin Dad Dumay lama Dhisi karo” Sheekh C/raxmaan Dheere.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo ka hadlay khudbadii salaada jimcaha ayaa ka hadlay sida bushada reer Somaliland ay usaamaysay balwadu taasi oo khatar ku ah jiritaankooda
https://youtu.be/G4H8j6YJ4ds
...
Friday, August 21, 2020
-
Mujaahid Kamid Ahaa Haldoorkii SNM Oo Qoyskiisii Xabsiga Loo Taxaabay Oo Ka Hadlay Tacadiga Iyo Cadaalad Darada Lagu Hayo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid ka mid ahaa halgamayaashii ururkii Snm ee xorooyaya jamhuurtida Somaliland kana mid ah xubnii ku dhaawacmay dagaaladaasi kuwa waayay laxaadkiisii ayaa ka hadlay tacadi iyo awood sheegasho lagu h...
Friday, August 21, 2020
-
Budhcad Badeed Soomaali Ah Oo Afduubtay Markab Xamuula Marayay Xeebaha Bari Ee Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Budhcad badeedd Soomaali ah ayaa maanta afduubatay markab ganacsi oo marayey xeebaha Soomaaliya, kaasi oo sitay calanka dalka Panama sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters.
Markabka la afduubtay ...
Friday, August 21, 2020
-
Nuxurka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb 3, Oo Puntland Iyo Jubaland Oo Ka Horyimaaddeen
Dhuusamareeb(aftahannews):- Shirkii Dhuusamareeb 3, ayaa la soo gebogabeeyey, isla markaana laga soo saaray War-murtiyeed 17 qodob ka kooban, kaasoo lagu sheegay in lagu heshiiyey in doorashadu noqoto Degaan doorasho xulis ku sala...
Friday, August 21, 2020
-
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Xil Ka Qaadistii Ra,iisal Wasaare Khayre Iyo Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xil ka qaadistii uu golaha shacabka Soomaaliya ku sameeyey ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
António Gute...
Friday, August 21, 2020
-
“Bk Waxaan Leeyahay Ku Dayo Axmed Biif Iyo Raggii Hore Ee Magaca Kulahaa Fanka Alle Dartii Uga Tagay, Magaciina Waan Bedelay”Sheekh Aadan Sunne”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Bk Waxaan Leeyahay Ku Dayo Axmed Biif Iyo Raggii Hore Ee Magaca Kulahaa Fanka Alle Dartii Uga Tagay, Magaciina Waan Bedelay”Sheekh Aadan Sunne"Daawo Muuqal
https://youtu.be/VDgHf6BvPFs?t=44
&n...
Thursday, August 20, 2020
« Previous Page — Next Page »