|
Warar
-
Lafo-Gur Kooban:Habka Cusub Ee Doorashadda Soomaliya Guulaystayaasha Shirkii Dhuuso-Mareeb3 Iyo Fursadaha Somaliland Ugu Jira!
1;Waxyaabaha ugu jira daneeyayaasha Kala duwan habkan cusub ay u buuxeen.
-In laga kordhiyo cod-bixiyayaasha intii ay ahaayeen markii hore ee ahayd 14,000 Lana gaadhsiiyo 82,500. Taas oo macnaheedu yahay in 6 goor kor loo qaada...
Sunday, August 23, 2020
-
Xafiiska Taiwan Ee Hargeysa Oo Bilaabay Inuu Ganacsatada U Fiiseeyo Baasaaboorka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Dawladda Taiwan ka furatay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa si rasmiya u bilaabay shaqadiisa.
Xafiiska Taiwan ee Hargeysa ayaa shaqooyinka uu bilaabay waxa ka mid ah inuu Ganacsatada So...
Sunday, August 23, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xafiiskiisii Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dawlada itoobiya Usoo Magacawday Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 22/08/2020
Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley s...
Saturday, August 22, 2020
-
Kooxda Sevilla Oo Markii 6aad Taariikhda Ku Guuleysatay Koobka Europa League Kaddib Markay Garaacday Inter Milan”Daawo Muuqal
Cologne(Berberatoday.com)-Kooxda Sevilla ayaa ugu dambeyntii caawa ku guuleysatay koobka UEFA Europa League kaddib markii ay ku garaacday naadiga reer Talyaani ee Inter Milan 3-2, kulankii Finalka ahaa ay ku wada ciyaareen garoonk...
Saturday, August 22, 2020
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale,Daahfurayna Tababarka Fardaha”Daawo Muuqal
Wajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliya hogaanka ciidanka booliska Iyo Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee gobolka Gabiley ayaa maanta galinkii danbe kormeer sahqo ku tagay mashruuca banka tog wa...
Saturday, August 22, 2020
-
“Ilaahay Dawladda, Tii Dulmiga Joojisa Ha Ka Dhigo..”Sheekh Adam-Siira”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid culimada waawayn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha khudbadihiisii taxanahaa ahaa ee mudooyi...
Saturday, August 22, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Jeelka Magaalada Boorama Oo La Iibinayo Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
Borama(Berberatoday.com)-Xogahaya Arimaha Gudaha ee xisbiga wadani oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada boorama ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in la iibinayo jeelka magaalada boorama kaasi oo bulshada reer boora...
Saturday, August 22, 2020
-
Xidhiidhka Diblamaasiyadeed Ee Somaliland Iyo Tiawan Oo Dunida Siyaabo Kala Duwan Looga Soo Dhaweeyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Cilaaqaadka diblamaasiyadeed ee somaliand iyo Tiawan ayaa Dalalka caalamka iyo khubarada ka faalooda siyaasada geesku siyaabo kala duwan uga hadleen iyagoo siwayn usoo dhaweeyay kaasi noqday waxyaabih...
Friday, August 21, 2020
-
“Reer Awdal Waxaan Leeyahay, Yaanay Iskaga Keen Khaldamin Reerka Isaaq Ee Balaadhan Iyo Muuse Biixi Oo Kali Ahi”Siyaasi Maxamed JaamacAbgaal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Jaamac abgaal ayaa ka hadlay muranka arinta saami qaybsiga ee reer awdal iyo kala qaybsanaanta bulshada reer awdal ee qolona ku doodaysa doorashada hala galo iyo ma galayno
Sidoo kale ...
Friday, August 21, 2020
-
“Waar Aniga Ilaahay Cilmi La’aanbuu Igu Siiyay Xoolaha, Ee Idinkana Ilaahay Cilmiga Haydinku Siiyo”.Ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
Laascanod(Berberatoday.com)-Hal Ku dhig Caqiidada Ku Salaysan, oo isna Uu tusaale u Yahay, Ganacsade Maxamed Jabuutaawi, hadalkiisii maadda u ekaa ee uu Jaamacadda Nugaal ka jeediyay.
Wuxuu Ardayda ku yidhi ” Waar aniga I...
Friday, August 21, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|