Gudoomiye Degmo Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho”
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degma...