-
Milyaneer Caan Ka Ah Mareykanka Oo Tuuganimo Darteed Loo Xukumay
USA(Berberatoday.com)-Injineerkii hore ee baabuurta sida iskood isu kaxeeya ee shirkadda tiknolojiyadda ee Google ayaa lagu xukumay 18 bilood oo xabsi ah ka dib markii lagu helay dembi ah in uu xaday xog qarsoodi ah oo ay laheyd s...
Thursday, August 6, 2020
-
“Dawlad-nimaddi Kulmiye Waxay Awoodi La’dahay Inay Shacabka Siiso Koronto Qiimo Jaban…” Maxamed Sidiiq Dhamme Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Dawlad-nimaddi Kulmiye Waxay Awoodi La’dahay In Shacabka Siiso Koronto Qiimo Jaban…” Maxamed Sidiiq Dhamme Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/hBZmG2WOWq0...
Thursday, August 6, 2020
-
Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, Damaca Maxamuud Xaashi & Ballanta Madaxweyne Biixi Ee Madax-dhaqameedka Bariga Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynaha Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE ayaa loo muddeeyay inuu qabsoomo horraanta bisha October, 2020.
Shirweynahan ayaa la filayaa inaanu keenin isbeddel weyn oo lagu sameeyo hoggaanka Xisbiga, ...
Thursday, August 6, 2020
-
Ciidammada AMISOM Oo Saldhig Loogu Samaynayo Meel Xuduudka Somaliland U Jirta 60KM
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Nabad-ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la sheegay in Saldhig looga samaynayo meel ka baxsan Soomaaliya oo ah gudaha dalka Itoobiya.
Sida Wargeyska baahiyaha xogaha qarsoon ee ...
Thursday, August 6, 2020
-
Dawlada Shiinaha Oo Wefti Culus Ku Soo Xoojiyey Safiirkooda Muqdisho Ee Muddada Ku Sugnaa Somaliland!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wefti Culus Oo Ka Socda Jamhuuriyadda Dadka Ee Shiinaha ayaa gelinkii dambe ee shalay soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Weftigan oo ka kooban 3 Xubnood oo sar-sare oo ka mid ah Waaxda...
Thursday, August 6, 2020
-
Golaha Wasiirrada Dalka Kenya Oo La Sheegay Inay Ka Doodayaan Aqoonsi La Siiyo Somaliland.
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo La Filayo In Ay Safar Ku Tagaan Dalka Kenya,
Nairobi(Berberatoday.com)-Warar ka imanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Xukuumadda dalkaasi ee uu Hoggaamiyo Madaxwe...
Thursday, August 6, 2020
-
“Sharciga Ayaan La Tiigsanaynaa Cidii Jartay Geedkii Buurta Daalo”Wasiirka Deegaanka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka jamhuuriyada Somaliland marwo shugri xaaji ismaaciil bandare ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsanayaan ciidamo jaray geed ku yaalay jarka buurta daalo oo maalmihii udanbeey...
Thursday, August 6, 2020
-
Maamulka Gobolka Sool Oo Kala Qaaday Ciidamo Beeleedyo Isku Horfadhiyey Deegaano Gobolka Katirsan.
Sool(Berberatoday.com)-Maamulka gobolka sool oo ay weheliyaan taliyayaasha ciidamada qaranka iyo booliska ayaa maanta gaadhay deegaanada kal bardaalay iyo jilbaale oo ay ku kala sugnaayeen ciidan booleedyo uu dhawaan dagaal ku dhe...
Thursday, August 6, 2020
-
“Taawar Aananu Ogeyn Oo Meel Laga Taagi Karaa Ma Jiro, Cid Kasta Oo Jabisa Sharcigana,Talaabo Ayaa Laga Qaadayaa…”Wasiirka Isgaadhsinta Cabdirashiid Sheekh Suufi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa tilmaantay in Qorshaheedu yahay sidii loo ilaalin lahaa daryeelka iyo Caafimaadka Ummadda, loogana hortagi lahaa qorshe kasta oo Waxyeleo ku ah, waxaanu si gaar ah u xustay in ...
Thursday, August 6, 2020
-
Dawlada Mareykanka Oo Garyaqaan Guuleed Dafac Si Weyn Ugu Amaanay Udoodida Xuquuqda Aadamaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa garyaqaan guuleed dafac ku amaantay sida mutawacnimada ee uu udifaaco xuquuqda aadamaha ina aqoonsatay garyaqaankii Sanadka.
Garyaqaan guuleed dafac oo kamid aas aasayaashi...
Wednesday, August 5, 2020
« Previous Page — Next Page »