-
Xiisadda Masar Iyo Itoobiya Oo Kasii Dartay Kadib Go’Aan Kasoo Baxay Dawladda Masar.
Qaahira(Berberatoday.com)-Xiisadda Itoobiya iyo Masar oo rajo laga qabay in xal loo helo ayaa mar kale xaalad cabsi ah waajaheysa kadib markii lagu kala tegay shir shalay dhacay, oo xal loogu raadinayey biyo-xidheenka ay Itoobiya ...
Wednesday, August 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Horumarka Ay Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudaduu Xilka Hayay Maareye Siciid Xasan Cabdillahi Iyo Shaqada Rarka. Rogida Habeen Iyo Maalinba Ah+Dhoofka Xoolaha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Horumarka Ay Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudaduu Xilka Hayay Maareye Siciid Xasan Cabdillahi Iyo Shaqada Rarka. Rogida Habeen Iyo Maalinba Ah+Dhoofka Xoolaha
https://youtu.be/XSUshJcYk...
Wednesday, August 5, 2020
-
Shacabka Deegaanka Buurta Wagar Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Xayawaanka Shabeelka Oo Lagu Laayay Buurtaas Iyo Gudoomiyaha Ururka SABBO Oo Udhaqdhaqaaqa Xuquuqda Xayawaanka Oo Booqday”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Shacabka Deegaanka Buurta Wagareed Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Xayawaanka Shabeelka Oo Lagu Laayay Buurtaas Iyo Gudoomiyaha Ururka SABBO Oo Udhaqdhaqaaqa Xuquuqda Xayawaanka Oo Booqday"Daawo Muuqal
...
Wednesday, August 5, 2020
-
Liiska Musharixiinta Ugu Cad-cad Tartanka Ra’iisalwasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Iyo Kulammaddii Xalay Ee Siyaasiyiinta Somaliland
Liiska Musharixiinta Ugu Cad-cad Tartanka Ra’iisalwasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Iyo Kulammaddii Xalay Ee Siyaasiyiinta Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa shalay galay la-tashiyaddii ugu ho...
Wednesday, August 5, 2020
-
“Safiirka La Leeyahay Ethiopia Ayaa Somaliland Usoo Magacawday Ee Haddana Xilka Qaranka Uhayay Somaliland Anigu Waan Yara Fahmiwaayay”Ex Gudoomiye Mustafe Cabdi Ciise Shiine
Safiirka la lee yahay Ethiopia ayaa Somaliland u soo magacawday ee haddana u hayay xil qaranka Somaliland u muhiim ahaa oo ah Maamule-xigeenka Jaamacada Qaranka ee Hargeysa, ma dhabaa?.
Anigu waan yara fahmi waayay ninkan Somal...
Wednesday, August 5, 2020
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxii Xalay Ka Dhacay Beyruut
Beirut(Berberatoday.com)-Shaqaalaha gurmadka ee ku sugan caasimadda Lubnaan ee Beyruut ayaa raadinaya dad laga cabsi qabo inay ku hoos jiraan dhismayaasha burburay kaddib qaraxii weynaa ee gilgilay halkaas.
Ha’yadda Laanqey...
Wednesday, August 5, 2020
-
Haween U Midoobay Si Ay Ula Dagaallamaan Madaxweyne Tladana Ugala Wareegaan
La kulan saddexda haween ee noolashooda khatarta u gelinaya siyaasad dardeed.
Svetlana Tikhanovskaya, Veronika Tsepkalo iyo Maria Kolesnikova ayaa u midoobay inay hogaamiyaan xisbi mucaarad ah oo doorashada madaxweynaha ee bish...
Wednesday, August 5, 2020
-
Sadex Ruux Oo Ku Geeriyooday Bas Caasiya Oo Shil Ku Galay Buurta Sheekh
Sheekh(Berberatoday.com)-Shilkan oo Goordhoweyd ka dhacay Buurta Sheekh ayaa sida lasheegay waxaa ku geeriyoodey Sadex Qof Tiro kalena Wayku dhaawacmeen.
Shilka Baabuur ayaa ka dhashay bas yar oo caasiya oo ah nooca ukala goosh...
Wednesday, August 5, 2020
-
Safiirka Dawladda Turkiga Ee Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay In Ciidamo Somaliyeed La Geynayo Libya
Ankara(Berberatoday.com)-Safiirka dowladda Turkiga ee Sooomaaliya Mehmet Yilmaz oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Anadolu Agency, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay warar sheegayey in ciidamo Soomaali ah la geynayo dalka Libya...
Wednesday, August 5, 2020
-
Taiwan Maxay Ka Tidhi Warbixin Lagu Sheegay Inay Somaliland Aqoonsanayso?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan, Joanne Ou ayaa ka gaabsatay in ay ka hadasho warbixin ay Somaliland ku sheegtay in ay u diyaar garoobeyso sidii ay u aqoonsan lahaayeen Jesiiradda Taiwan...
Wednesday, August 5, 2020
« Previous Page — Next Page »