Dalalka Masar Iyo Itoobiya Oo Ku Loolamaya Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Loolanka loogu jiro in la kasbado Somaliland ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay, iyadoo Ethiopia ay safiir buuxa u direyso magaaladda Hargeysa.Tani waxay kusoo aadaysaa, kadib markii ay Masar kor u qaaday...