Somaliya: Qorshaha Madaxwayne farmaajo!Siyaasi Cali Guray Qaybtii 2aad.
Ka dib go’aankii Golaha Shacabku kalsoonida kagala noqday Raisul Wasaarihi hore Mudane Xasan Cali Khayre Xaaladda Somalia sidii la filayay may noqon in kasta oo ay badan yihiin Butaacooyinka ka soo yeedhayay dhinacyada ka cadhay...