Halis Ka Soo Fool Leh Markab Taagan Xeebta Yemen
Sanca(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u fadhiisanaya si uu uga xaajoodo halista ka soo fool leh markab saliidda qaada oo daxalaystay oo taagan meel ka baxsan xeebaha Yemen ee Badda Cas.
Markabkaa...
Monday, July 20, 2020
Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Cilaaqadka Masar iyo Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa doonaysa inay Cilaaqaad Siyaasadeed, Dhaqaale iyo Ganacsi la yeelato Masar, sidaasna waxa sheegay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland oo u waramay...