”Boorama Waa Meesha Ugu Dhimashada Badan Xanuunka Covid19″Xildhibaan Good.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Good oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolka awdal ayaa ka dayriyay xaalada caafimaad ee magaalada boorama oo uu sheegay in ay tahay gobolka ugu dhima...
Wakiilka Midowga Africa Ee Soomaaliya Oo Loogu Hanjabey…..
Muqdisho(Berberatoday.com)-Masuulyiinta Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegay inay ka xunyihiin hadal uu dhowaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka jeediyay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira.
...